Midowga Haybad Qaran

Midowga Haybad Qaran Official page – Haybad Qaran Party
(Dignity and Transparency)

Hoggaanka Xisbiga Midowga Haybad Qaran
07/01/2026

Hoggaanka Xisbiga Midowga Haybad Qaran

07/01/2026

ka qeyb-galnay Kulanka Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Midowga Heybad Qaran. kulan muhiim u ah jihaynta mustaqbalka siyaasadeed ee dalka, xoojinta midnimada qaranka, iyo dhisidda hannaan ku saleysan wada-tashi, masuuliyad iyo hoggaan mideysan.πŸ“£ MUNAASABADDA SHIRWEYNAHA XISBIGA MIDOWGA HAYBAD QARAN πŸ‡ΈπŸ‡΄
πŸ—³ Presidential Vote 2026



πŸ“£ MUNAASABADDA SHIRWEYNAHA XISBIGA MIDOWGA HAYBAD QARAN πŸ‡ΈπŸ‡΄Waxaa si sharaf iyo haybad leh loo qabanayaa shirweynaha guud ...
06/01/2026

πŸ“£ MUNAASABADDA SHIRWEYNAHA XISBIGA MIDOWGA HAYBAD QARAN πŸ‡ΈπŸ‡΄
Waxaa si sharaf iyo haybad leh loo qabanayaa shirweynaha guud ee Xisbiga Midowga Haybad Qaran, oo ah madal lagu mideynayo aragti, himilo iyo hoggaan mustaqbal leh.
Midowga Haybad Qaran wuxuu u taagan yahay hoggaan daacad ah, hufnaan ku dhisan, iyo adeeg loo siman yahay. Waa aragti ku dhisan midnimo, caddaalad, iyo mustaqbal ifaya oo ay leeyihiin dhammaan shacabka Soomaaliyeed.
πŸ—“ Taariikh: Jan 8, 2026
πŸ“ Goobta: Sahal Hall
Ka soo qeybgal si aad door uga qaadato mustaqbalka dalka, uguna codeyso isbeddel dhab ah.
πŸ—³ Presidential Vote 2026



Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Haybad Qaran posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share