Han & Hoggaan

Han & Hoggaan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Han & Hoggaan, Political Party, Mogadishu.

The Nabi Muse Model قَالَ أَلَمْ نُرَبِّكَ فِينَا وَلِيدًۭا وَلَبِثْتَ فِينَا مِنْ عُمُرِكَ سِنِينَوَفَعَلْتَ فَعْلَتَكَ...
25/02/2026

The Nabi Muse Model

قَالَ أَلَمْ نُرَبِّكَ فِينَا وَلِيدًۭا وَلَبِثْتَ فِينَا مِنْ عُمُرِكَ سِنِينَ
وَفَعَلْتَ فَعْلَتَكَ ٱلَّتِى فَعَلْتَ وَأَنتَ مِنَ ٱلْكَـٰفِرِينَ

Annagaa Xilka Kusiinay oo Wax Kaa Dhignay :::The Oldest Political Trap in Somalia::::

In Surah Ash-Shuʿarāʾ, Fircoon told Nabi Musa: “Did we not raise you among us? And you were ungrateful.”
- He didn’t debate justice.
- He didn’t debate oppression.
- He used emotional debt.

Sound familiar in Somalia? How many times have we heard:
“Annagaa wax kaa dhignay.”
“Annagaa jagada ku siinnay.”
“Annagaa nala jirtay oo joogtay.”
“Sidee nooga soo horjeesan kartaa? Ama reerkiina uga soo horjeesan kartaa?”

This is not political argument. It is psychological control.

🇸🇴 The Somali Version of the Pharaoh Pattern:
n our politics, power often operates through:
1️⃣ Patronage networks
2️⃣ Clan protection narratives
3️⃣ Position-based loyalty
4️⃣ Historical struggle legitimacy

When someone speaks for reform, accountability, or constitutional clarity, the response is often:
“You betrayed your qabiil ama kooxdaadi.”
“You are ungrateful.”
“You forgot who made you - cidii wax kaa soo dhigtay.”

But leadership is not loyalty to personalities. Leadership is loyalty to principles.

⚖️ Gratitude Is Not Silence
Yes — someone may have supported you.
Yes — you may have once worked within the system.
Yes — you may share clan, history, or struggle.

But:

- Gratitude does not cancel corruption.
- Shared history does not cancel injustice.
- Clan identity does not cancel constitutional responsibility.

Nabi Musa (cs) did not deny his past. He did not insult Pharaoh. He simply exposed the system:
“You call it a favor while you enslaved my people?”

In Somalia today, we must ask:
Is access to a position a “favor” Or is it the right of every citizen in a functioning republic?

:::::RAMADAAN KARIIM:::::Isla Dadkii >>> Isla Natiijadii. Soomaali Waxay U Qalantaa Sidan Si Ka WacanFebraayo 23 ayaa ma...
24/02/2026

:::::RAMADAAN KARIIM:::::
Isla Dadkii >>> Isla Natiijadii. Soomaali Waxay U Qalantaa Sidan Si Ka Wacan

Febraayo 23 ayaa mar kale xaqiijisay:

Wadahadalladii Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka way fashilmeen.

Mar kale.

Iyagoo ka doodaya qodobbo iyo jadwal, yaa ka doodaya mustaqbalkaaga ama mustaqbalka Soomaalida gaajada u la'anaya?

In ka badan toban sano waxaan maqlaynaa erayo isku mid ah:
“Midnimo.” “Dastuur.” “Doorasho.”

Laakiin natiijadu waa isku mid: Natiijo La’aan.

Dhanka kale, shacabka waxa la kulmaya:
❌ Abaar iyo cadaadis dhaqaale
❌ Faragelin shisheeye oo sii kordhaysa
❌ Jahawareer siyaasadeed

Tani ma aha kaliya khilaaf siyaasadeed ee waa faqri hoggaamineed ee kajirta dalkeena.

Han iyo Hoggaan, waxaan aaminsanahay:
Dastuurku ma aha warqad ay siyaasiyiintu ku gorgortamaan wakhti kudarsi iyo doorasho sallad lagu watto. Waa heshiis bulsho oo lala galo shacabka. Hoggaamiye aan ummadda mideyn karin ma hoggaamin karo ee wuxuu ilaashanayaa danihiisa gaarka ah. Hankeenna waa cad yahay:
- Sharcigu ha ka sarreeyo qofka.
- Shacabku ha ka sarreeyo siyaasiga.
- Danta guud ha ka sarreeso dan gaar ah.

Soomaaliya uma baahna shirar cusub. Waxay u baahan tahay jihayn cusub.

👇 Ku qor “HOGGAAN” haddii aad rumaysan tahay in la joogo waqtigii isbeddel dhab ah.

Haddii aan taarikhda dib u akhrino waxaanu fahmaynaa sida dowladaha itaalka-weyn ay saameyn taban ugu yeesheen dowladaha...
01/01/2026

Haddii aan taarikhda dib u akhrino waxaanu fahmaynaa sida dowladaha itaalka-weyn ay saameyn taban ugu yeesheen dowladaha itaalka-daran jiritaankooda amni iyo horumar. Waana kalagoyska ay hadda Soomaalidu taagan tahay, haddii uusan jiil baraarugsan usoo bixin. Ma doonaysaa inaad jiilkaas cusub kamid noqoto? Fadlan nagu soo biir - waxbadana halkan waan kusoo bandhigi doonnaa.

Marka uu masiirka iyo jiritaanka qaranku khatar kujiro, tallaabooyinka caadiga ah maaha kuwo kufilan oo natiijo dhalin k...
31/12/2025

Marka uu masiirka iyo jiritaanka qaranku khatar kujiro, tallaabooyinka caadiga ah maaha kuwo kufilan oo natiijo dhalin kara. Hoggaamiyayaashii sida Atatürk-ga Turkey, Lee Kuan Yew-gii Singapore, Deng Xiaoping-kii Shiinaha, iyo Park Chung-hee-gii Kuuriyada Koonfureed, waxay dhaxleen dalal ay ragaadiyeen dagaallo sokeeye, kacdoonno, iyo raadadkii gumaysiga.

Waxay garawsadeen xaqiiqada dhabta ah ee qadhaadh: Hannaanka dimuqraadiyadeed ee Reer Galbeedka in uusan ahayn hal-daawo oo dadkoo dhami kuwada bogsoon karaan ama hal-shaati oo dadka wada le'eg, oo lagu badbaadin karo dalalka qalalaasaha ku jira. Kuma ay guulaysan keliya in ay u toshadeen shaatiyo le'eg iyaga oo ku habboonaa xaaladda dhabta ah ee dalalkooda, balse waxay sii ilaaliyeen midnimada dalkooda , waxayna kadhigeen quwado caalamka laga tixgeliyo oo jiilal badan kusii barwaaqooaan. Waa tan sirteeda aanu doonayno inaanu wada baadi-goobno ee kaalay nagu soo biir oo nala baadi goob, dhabbihii ayaan soo aragnaye.

Inagoo kaashanayna dishibiliin, dhabar-adayg iyo dhiirranaan la isku geeyay, waxaynu Soomaaliya u horseedi doonnaa in ay...
31/12/2025

Inagoo kaashanayna dishibiliin, dhabar-adayg iyo dhiirranaan la isku geeyay, waxaynu Soomaaliya u horseedi doonnaa in ay si xikmadeysan uga badbaaddo quwadaha dhexe (regional powers) ee bilaabay in ay kudhex loolantaam dalkeena, ee doonaya inay naga dhigtaan xaabo lagu sh*tto dabka la doonayo in kheyraadkeena lagu karsado. Waxaan Soomaaliya kadhigaynaa dal safka h**e ka gala quwadaha dhexe ee ugu saameynta badan Bariga Afrika iyo gacanka Cadmeed. Dalkan idinka ayuu idin baahan yahay, garabkeena soo istaaga si'aan dalkeena u badbaadsano - saaxiibadaa gaarsii.

Through discipline, determination, a shared sense of duty, and a clear vision, we are charting a new course for Somalia's greatness, reclaiming our status as a nation and taking our rightful place as one of the leading forces in East Africa’s future. Therefore, we call upon every Somali especially our vibrant youth, the heartbeat of our nation to join us in this noble journey. The task of nation-building belongs to us all. Stand with us, lend your hands and your hearts, and together let us secure a sovereign, strong, stable and prosperous Somalia, and dignified future for generations to come. Your country is calling; let us answer that call together.

BAAYAN RASMI AHDhaqdhaqaaqa Hoggaan iyo Han Cusub wuxuu soo saaraya bayaan rasmi ah oo cinwaankiisu yahay Diidmada Aqoon...
29/12/2025

BAAYAN RASMI AH

Dhaqdhaqaaqa Hoggaan iyo Han Cusub wuxuu soo saaraya bayaan rasmi ah oo cinwaankiisu yahay Diidmada Aqoonsiga Sharcidarrada ah ee Benjamin Netanyahu u aqoonsaday Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya.

Bayaanka oo faahfaahsan waxaad ka akhrisan kartaa lifaaqa hoose.

Mahadsanid
Hoggaan iyo Han Cusub.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Han & Hoggaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share