Xisbiga Midnimada Shacabka UPP

Xisbiga Midnimada Shacabka UPP Xisbiga UPP waa xisbi siyaasadeed u furan shakhsi kasta oo doonaya ineey soo noqoto heybadii iyo sharaftii ummada Soomaaliyeed

Jumca wanaagsan dhammaan taageerayaasha,xubnaha iyo madaxda Ururka Midnimada Shacabka Soomaaliyeed UPP .
08/05/2026

Jumca wanaagsan dhammaan taageerayaasha,xubnaha iyo madaxda Ururka Midnimada Shacabka Soomaaliyeed UPP .

Magacaabis Wakiilka Xisbiga Midnimada shacabka ee Dagmada Dhuusamareeb Mudane Abdikariin Ahmed mahamedAllaha u fududeeyo...
05/05/2026

Magacaabis Wakiilka Xisbiga Midnimada shacabka ee Dagmada Dhuusamareeb Mudane Abdikariin Ahmed mahamed
Allaha u fududeeyo gudashada waajibaadkiisa.




Magacaabis Wakiilka Xisbiga Midnimada shacabka ee Maamul Goboleedka Galmudug Mudane Raage Cilmi Xirsi Carab.Allaha u fud...
04/05/2026

Magacaabis Wakiilka Xisbiga Midnimada shacabka ee Maamul Goboleedka Galmudug Mudane Raage Cilmi Xirsi Carab.
Allaha u fududeeyo gudashada waajibaadkiisa.




Xisbiga Midnimada Shacabka (UPP) wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed munaasabadda Maa...
01/05/2026

Xisbiga Midnimada Shacabka (UPP) wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May.

Shaqaaluhu waa laf-dhabarta horumarka bulshada iyo dhismaha mustaqbalka dalka.

Hambalyo Maalinta Shaqaalaha!

Jumca wanaagsan dhammaan xubnaha,madaxda iyo taageerayaasha Ururka Midnimada Shacabka UPP..
01/05/2026

Jumca wanaagsan dhammaan xubnaha,madaxda iyo taageerayaasha Ururka Midnimada Shacabka UPP..

24/04/2026

Jumca wanaagsan dhammaan taageerayaasha,xubnaha iyo madaxda Ururka Midnimada Shacabka UPP

17/04/2026

Jumca wanaagsan dhammaan taageerayaasha,xubnaha iyo madaxda Ururka Midnimada Shacabka UPP..

11/04/2026
Jumca wanaagsan dhammaan taageerayaasha iyo xubnaha Ururka Midnimada Shacabka UPP.
10/04/2026

Jumca wanaagsan dhammaan taageerayaasha iyo xubnaha Ururka Midnimada Shacabka UPP.


Address

Kahda Road
Mogadishu

Telephone

+252615427636

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xisbiga Midnimada Shacabka UPP posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Xisbiga Midnimada Shacabka UPP:

Share