Horumar iyo Midnimo Qaran NPU

Horumar iyo Midnimo Qaran NPU Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Horumar iyo Midnimo Qaran NPU, Political Party, National theatre, Mogadishu.

Urur Siyaasadeedka Horumar iyo Midnimo Qaran waa urur u taagan dhismaha mustaqbal wadajir ah, kor u qaadista horumarka bulshada, ilaalinta midnimada ummada, iyo dhiiragelinta ka qeyb galka muwaadinka si loo gaaro qaran xasiloon oo hormar leh.

09/05/2026

Fariinta gudoomiyaha Xisbiga Horumar iyo Midnimo Qaran NPU ahna musharax madaxweyne Sharif Hassan Sheikh Aden Issak ayaa fariin muhiim ah udiray shacabka reer koonfur galbeed.

 : 9/may/2026Ololaha bulshada codkooda lagu weydiisanaayo ayaa ka socda degmada Qasaxdheere.
09/05/2026

: 9/may/2026

Ololaha bulshada codkooda lagu weydiisanaayo ayaa ka socda degmada Qasaxdheere.

Xubno kamid ah Xisbiga Horumar iyo Midnimo Qaran NPU  ayaa maanta olole iyo wacyigalinta Doorashada qof iyo cod Ee golay...
08/05/2026

Xubno kamid ah Xisbiga Horumar iyo Midnimo Qaran NPU ayaa maanta olole iyo wacyigalinta Doorashada qof iyo cod Ee golayaasha wakiilada,deegaanka iyo tan Madaxweynaha ka sameeyay Xaafadaha Degmada Berdaale.

Xubno kamid ah Xisbiga Horumar iyo Midnimo Qaran NPU  ayaa galabta olole iyo wacyigalinta Doorashada qof iyo cod Ee gola...
08/05/2026

Xubno kamid ah Xisbiga Horumar iyo Midnimo Qaran NPU ayaa galabta olole iyo wacyigalinta Doorashada qof iyo cod Ee golayaasha wakiilada,deegaanka iyo tan Madaxweynaha ka sameeyay Xaafadaha Degmada Berdaale.

Xisbiga  Horumar iyo Midnimo Qaran NPU ayaa galabta sameeyay olole balaaran oo shacabka Baydhabo Codkooda lagu waydiisan...
08/05/2026

Xisbiga Horumar iyo Midnimo Qaran NPU ayaa galabta sameeyay olole balaaran oo shacabka Baydhabo Codkooda lagu waydiisanaayay.

Wadooyinka waa weyn iyo xaafaadaha magaalada ayaa olole laga sameeyay iyadoona loo diyaar garoobayo Doorashooyinka golayaasha KG iyo tan madaxweynaha.

Xisbiga horumar iyo midnimo qaran NPU Ee uu hogaamiyo Musharax Madaxweyne
Sharif Hassan Sheikh Aden Issak ayaa taageero iyo garab istaag ay u muujiyeen shacabka Baydhabo.

Maanta waxaa xarunta dhexe ee NPU ee degmada Berdaale ayaa lagu qabtay tababar muhiim ah oo loo diyaariyay wakiillada NP...
08/05/2026

Maanta waxaa xarunta dhexe ee NPU ee degmada Berdaale ayaa lagu qabtay tababar muhiim ah oo loo diyaariyay wakiillada NPU ee ka howlgalaya goobaha codbixinta ee ay yaallaan sanaadiiqda doorashooyinka.

Tababarkan ayaa ujeedkiisu ahaa xoojinta aqoonta iyo fahamka wakiillada ee ku aaddan habraacyada doorashooyinka, ilaalinta hufnaanta codbixinta, iyo sidii ay si masuuliyad leh ugu gudan lahaayeen waajibaadkooda shaqo.

Ka qaybgalayaasha tababarka ayaa muujiyay faham sare iyo dhiirigelin, iyagoo xusay in aqoonta ay heleen ay ka caawin doonto inay si hufan oo daacadnimo leh u gutaan waajibaadkooda goobaha codbixinta.

Magacaabis: wakiilada degmada ceelberde.
07/05/2026

Magacaabis: wakiilada degmada ceelberde.

07/05/2026

07/05/2026

Musharax Madaxweyne Sharif Hassan Sheikh Aden Issak ayaa bulshada reer beydhabo kula hadlay afar irdoodka magalaada.

Gudoomiyaha xisbiga Horumar iyo Midnimo Qaran NPU ahna Musharax Madaxweyne Sharif Hassan Sheikh Aden Issak ayaa galabta ...
07/05/2026

Gudoomiyaha xisbiga Horumar iyo Midnimo Qaran NPU ahna Musharax Madaxweyne Sharif Hassan Sheikh Aden Issak ayaa galabta booqasho ku tagay goobaha ay bulshada ku kulmaan, suuqyada iyo maqaayadaha magaalada, booqashadaas oo qeyb ka ahayd ololaha bulshada codkooda lagu weydiisanaayo.

Madaxweynaha ayaa si toos ah ula sheekeystay shacabka, ganacsatada iyo dhalinyarada, isagoo dhageystay baahiyaha, talooyinka iyo rajada ay ka qabaan mustaqbalka deegaanka. Socdaalkaan ayaa muujinaya sida musharax madaxweyne shariif xasan uga go’an tahay inuu shacabka la wadaago dareenkooda iyo nolol maalmeedkooda.

Goobihii uu booqday waxaa ka muuqatay soo dhoweyn diiran iyo taageero ballaaran oo ay bulshada u muujiyeen musharaxa, iyadoo shacabka ay si weyn u bogaadiyeen la socoshadiisa dhow iyo sida uu ugu dhex jiro bulshada.

Address

National Theatre
Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horumar iyo Midnimo Qaran NPU posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share