Muqdisho Iyo Madaale

Muqdisho Iyo Madaale Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Muqdisho Iyo Madaale, Political Party, Gobolka-banaadir, Mogadishu.

Bandhigga buugga MUQDISHO IYO MADAALE waa bandhig ay dhallinyarada Caasimadda u qabnayaan mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale.

Guddoomiye Yuusuf Xuseen Jimcaale Maddaale ayaa hoygiisa ku martigeliyay kulan casho iyo wada-tashi ah oo uu la yeeshay ...
22/10/2025

Guddoomiye Yuusuf Xuseen Jimcaale Maddaale ayaa hoygiisa ku martigeliyay kulan casho iyo wada-tashi ah oo uu la yeeshay Xildhibaan Beerey, Ugaas Maxamuud Cali Ugaas, labada Xildhibaan ee ku matala Hirshabeelle, Xildhibaanno h**e oo ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka, saraakiil, Guddoomiyayaal iyo Agaasimeyaal h**e.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray wada-shaqeynta iyo is-xogwaraysi guud oo ku saabsan arrimaha horumarinta bulshada iyo dowladnimada.

Maktabadda Baardheere - Bardera Public Library oo gaaray in ka badan 200 buug, dhowaana si rasmi ah loo daahfuri doono. ...
15/10/2025

Maktabadda Baardheere - Bardera Public Library oo gaaray in ka badan 200 buug, dhowaana si rasmi ah loo daahfuri doono. Buuggaagta la gaarsiiyay Bardera Public Library waxa ka mid ah nuqullo buugga MUQDISHO IYO MADDAALE ah, oo ka hadlaaya waxqabadkii iyo dedaaladii guddoomiye Yuusuf Xuseen Jimcaale Maddaale.

11/10/2025

Saxiixa buugga muqdisho iyo madaale iyo
Yussuf Hussein Jim'ale Madaale

11/10/2025

Buug saxiixa MUQDISHO IYO MADDAALE.
Yussuf Hussein Jim'ale Madaale


11/10/2025

Dhammaan muuqaallada saxiixa buugga Muqdisho iyo Maddaale.

Yussuf Hussein Jim'ale Madaale
11/10/2025

Yussuf Hussein Jim'ale Madaale

Buug saxiixa MUQDISHO IYO MADDAALE.
11/10/2025

Buug saxiixa MUQDISHO IYO MADDAALE.

10/10/2025

Guddoomiye Yuusuf Xuseen Jimcaale Maddaale.

10/10/2025

Weyba eed ingky farahséna ini ané haku qeybgalé Buug sahiihé Muqdisho iyo Maddaale.


10/10/2025

Madasha saxiixa buugga Muqdisho iyo Maddaale.


10/10/2025

Mar kale iyo maamuuska buug saxiixa Muqdisho iyo Maddaale.


Address

Gobolka-banaadir
Mogadishu
2520

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muqdisho Iyo Madaale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share