National Commission for Higher Education - NCHE

National Commission for Higher Education - NCHE National Commission for Higher Education (NCHE)

Ramadaan Kariim, Ramadaan KariimBilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan, Guddiga Qaran ee Tacliinta Sare wuxuu hambalyayn...
17/02/2026

Ramadaan Kariim, Ramadaan Kariim

Bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan, Guddiga Qaran ee Tacliinta Sare wuxuu hambalyaynayaa dhammaan Ummadda Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan, si gaar ah wuxuu ugu hambalyaynayaa ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay ku nool yihiinba, waxaan idin leenahay ku sooma nabad iyo barwaaqo iyo dambi dhaaf Alle.

كل عام وأنتم بألف خير، وشهركم مبارك

Address

Villa
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when National Commission for Higher Education - NCHE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share