Somali Entrepreneurship Summit

Somali Entrepreneurship Summit Organized by MAAN-DHIS in partnership with the Somali Government.

The Somali Entrepreneurship Summit is a flagship annual event dedicated to catalyzing economic growth, fostering innovation, and strengthening public-private partnerships in Somalia.

09/08/2025

𝐃𝐨𝐜𝐮𝐦𝐞𝐧𝐭𝐚𝐫𝐲 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨: 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐢𝐢 𝟓-𝐚𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐇𝐚𝐥-𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝟐𝟎𝟐𝟓. 𝐒𝐄𝐒𝟐𝟎𝟐𝟓 & 𝐌𝐀𝐀𝐍-𝐃𝐇𝐈𝐒.

𝑊𝑎𝑥𝑎𝑎𝑛 𝑠𝑜𝑜 𝑏𝑎𝑛𝑑ℎ𝑖𝑔𝑎𝑦𝑛𝑎𝑎 𝑑𝑜𝑜𝑑𝑎ℎ𝑎 𝑖𝑦𝑜 𝑞𝑜𝑟𝑠ℎ𝑎𝑦𝑎𝑎𝑠ℎ𝑎 𝑚𝑢ℎ𝑖𝑖𝑚𝑘𝑎 𝑎ℎ 𝑒𝑒 𝑙𝑎𝑔𝑢 𝑠𝑜𝑜𝑏𝑎𝑛𝑑ℎ𝑖𝑔𝑎𝑦 𝑠ℎ𝑖𝑟𝑘𝑎 𝑠𝑎𝑛𝑎𝑑𝑘𝑎𝑛 2025:

1️⃣ 𝐷ℎ𝑖𝑖𝑟𝑟𝑖𝑔𝑒𝑙𝑖𝑛𝑡𝑎 𝑠𝑖𝑦𝑎𝑎𝑠𝑎𝑑𝑎ℎ𝑎 𝑑ℎ𝑎𝑞𝑎𝑎𝑙𝑎ℎ𝑎 𝑖𝑦𝑜 𝑚𝑎𝑎𝑙𝑔𝑎𝑠ℎ𝑖𝑔𝑎 𝑔𝑢𝑑𝑎ℎ𝑎 𝑆𝑜𝑜𝑚𝑎𝑎𝑙𝑖𝑦𝑎.
2️⃣ 𝑇𝑎𝑎𝑔𝑒𝑒𝑟𝑎𝑑𝑎 𝑠ℎ𝑎𝑞𝑜-𝑎𝑏𝑢𝑢𝑟𝑘𝑎 𝑑ℎ𝑎𝑙𝑖𝑛𝑦𝑎𝑟𝑎𝑑𝑎 𝑖𝑦𝑜 𝑐𝑖𝑟𝑖𝑏-𝑡𝑖𝑟𝑘𝑎 𝑓𝑎𝑞𝑟𝑖𝑔𝑎.
3️⃣ 𝐻𝑜𝑟𝑢𝑚𝑎𝑟𝑖𝑛𝑡𝑎 𝑥𝑖𝑟𝑓𝑎𝑑𝑎ℎ𝑎 𝑏𝑢𝑙𝑠ℎ𝑎𝑑𝑎 𝑠𝑖 𝑙𝑜𝑜 𝑥𝑎𝑞𝑖𝑖𝑗𝑖𝑦𝑜 𝑘𝑜𝑏𝑎𝑐 𝑤𝑎𝑎𝑟𝑎.
4️⃣ 𝐾𝑎𝑓𝑎𝑎'𝑖𝑖𝑑𝑒𝑦𝑠𝑖𝑔𝑎 𝑑ℎ𝑎𝑞𝑎𝑎𝑙𝑎ℎ𝑎 𝑐𝑎𝑔𝑎𝑎𝑟𝑎𝑛, 𝑠𝑖𝑑𝑎 𝑔𝑎𝑛𝑎𝑐𝑠𝑖𝑔𝑎 𝑐𝑎𝑔𝑎𝑎𝑟𝑎𝑛, 𝑡𝑎𝑚𝑎𝑟𝑡𝑎 𝑙𝑎 𝑐𝑢𝑠𝑏𝑜𝑜𝑛𝑎𝑦𝑠𝑖𝑖𝑛 𝑘𝑎𝑟𝑜, 𝑖𝑦𝑜 𝑤𝑎𝑥-𝑠𝑜𝑜-𝑠𝑎𝑎𝑟𝑘𝑎 𝑏𝑒𝑒𝑟𝑎ℎ𝑎.
5️⃣ 𝐹𝑢𝑟𝑖𝑡𝑎𝑎𝑛𝑘𝑎 𝑆𝑎𝑛𝑑𝑢𝑢𝑞𝑎 𝑀𝑎𝑎𝑙𝑔𝑎𝑠ℎ𝑖𝑔𝑎 𝑒𝑒 𝑙𝑜𝑜𝑔𝑢 𝑡𝑎𝑙𝑎𝑔𝑎𝑙𝑎𝑦 𝑔𝑎𝑛𝑎𝑐𝑠𝑖𝑦𝑎𝑑𝑎 𝑦𝑎𝑟𝑦𝑎𝑟 𝑒𝑒 𝑆𝑜𝑜𝑚𝑎𝑎𝑙𝑖𝑦𝑎.

#𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗮 #𝗘𝗰𝗼𝗻𝗼𝗺𝗶𝗰𝗘𝗺𝗽𝗼𝘄𝗲𝗿𝗺𝗲𝗻𝘁 #𝗳𝗶𝗻𝗮𝗻𝗰𝗶𝗻𝗴𝗳𝘂𝘁𝘂𝗿𝗲𝟰𝘀𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗮 #𝗘𝗰𝗼𝗻𝗼𝗺𝗶𝗰𝗚𝗿𝗼𝘄𝘁𝗵 #𝗺𝗮𝗮𝗻𝗱𝗵𝗶𝘀𝘁𝗮𝗹𝗸𝘀 #𝗦𝗘𝗦𝟮𝟬𝟮𝟱 #𝗸𝗼𝗯𝗮𝗰𝗮𝗮𝗱𝗸𝗲𝘆𝘀𝗶𝗴𝗮

𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛: 𝐇𝐨𝐫𝐲𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐇𝐚𝐥-𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚.👇In ka badan 320 Ka qaybgalayaal ayaa si heer sare ah u soo buux dhaafi...
09/08/2025

𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛: 𝐇𝐨𝐫𝐲𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐇𝐚𝐥-𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚.👇

In ka badan 320 Ka qaybgalayaal ayaa si heer sare ah u soo buux dhaafiyay Shirweynaha Hal-abuurka & Ganacsiga Soomaaliya 2025.

🎤 Khudbado xaalal miradhal ah xambaarsan, dooddo iskaashi & criribtirka faqriga, shaqo-abuurka dhalinyarada, iyo maalgelinta ganacsiyada yaryar ayaa diiradda lagu saaray.

🙏 Dhammaan kasooqaybgalayaasha , waxaan hawada umarinaynaa mahadcelin iyo bogaadin heer sare ah.

01/08/2025

Hadal jeedinta Mudane Abdirahman Hayle Dahabshiil Group ee Shir-Madaxeedka Hal-abuurka iyo Ganacsiga Soomaaliya 2025.


01/08/2025

Hadal jeedinta Mudane Said Abdirzak IBS Bank ee Shir-Madaxeedka Hal-abuurka iyo Ganacsiga Soomaaliya 2025.


30/07/2025
𝐅𝐮𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 & 𝐇𝐚𝐥-𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟓. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴Madax sare oo ka socota Dowladda Soomaaliy...
30/07/2025

𝐅𝐮𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟓𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 & 𝐇𝐚𝐥-𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟓. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

Madax sare oo ka socota Dowladda Soomaaliya oo ay Kamid yihiin Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda H.E. Bihi Iman Egeh, Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka H.E. Mohamoud Sh. Abdirahman, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada H.E. Farah Sheikh Abdilkadir, Wasiirka Wasaaradda Batroolka H.E. Daahir Shire, Xubno katirsan Labada Gole ee Baarlamaanka & Gudoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, Ganacsatada Soomaaliyeed, iyo Bahwadaagta Caalamiga ah ayaa si wadajir ah u daah-furay 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐥-𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 & 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝟐𝟎𝟐𝟓.

Dhammaan masuuliyiinta iyo ka qaybgalayaasha waxay ka mideysanayeen sida ay uga go'an tahay horumarinta isbeddelka dhaqaalaha Soomaaliya, kor u qaadida adkeysiga, iyo maalgashiga istiraatiijiyadeed ee horumarinta raasamaalka aadanaha.

Dadaalkan wadajirka ah wuxuu hoosta ka xariiqayaa gaarista yoolka wadajirka ah ee ku aaddan kobaca iyo barwaaqada waarta ee Soomaaliya.

Shirka waxaa siwada jir ah usooqaban qaabiyay MAAN-DHIS, Dawladda Soomaaliya & Bahwadaagta kale IOM, Save the Children, UNHCR, Salaam Somali Bank, Dahabshiil International Bank, Somtel Telecom, Hormuud Telecom & IBS Bank.

Madax sare oo ka socota  ,  , iyo   ah ayaa si wadajir ah u daah-furay Shirwaynaha Hal-abuurka & Ganacsiga Soomaaliyeed ...
30/07/2025

Madax sare oo ka socota , , iyo ah ayaa si wadajir ah u daah-furay Shirwaynaha Hal-abuurka & Ganacsiga Soomaaliyeed 2025.

Dhammaan masuuliyiinta iyo ka qaybgalayaasha waxay ka mideysanayeen sida ay uga go'an tahay horumarinta isbeddelka dhaqaalaha Soomaaliya, kor u qaadida adkeysiga, iyo maalgashiga istiraatiijiyadeed ee horumarinta raasamaalka aadanaha.

Dadaalkan wadajirka ah wuxuu hoosta ka xariiqayaa gaarista yoolka wadajirka ah ee ku aaddan kobaca iyo barwaaqada waarta ee Soomaaliya.

Waxaan si mug iyo miisan leh ugu mahad-celineynaa taabageliyaasha Shir-Madaxeedkii Hal-abuurka Iyo Ganacsiga Soomaalia S...
30/07/2025

Waxaan si mug iyo miisan leh ugu mahad-celineynaa taabageliyaasha Shir-Madaxeedkii Hal-abuurka Iyo Ganacsiga Soomaalia SES2025).


Address

Wadajir, Airport Road, Adan Adde
Mogadishu
00250

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Entrepreneurship Summit posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Entrepreneurship Summit:

Share