Caddaaladda iyo Wadajirka

Caddaaladda iyo Wadajirka Official page of the Justice and Solidarity Party (JSP)

09/05/2026

Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) Dr. Xuseen Sheekh" Ballanteennu waa berritoole iyo Lambarka 15 iyo Shimbirta Cagaaran".

Edka dhiiboy, mustaqbalka go’aansoy.Caddaaladda Iyo Wadajirka 15🕊️
09/05/2026

Edka dhiiboy, mustaqbalka go’aansoy.

Caddaaladda Iyo Wadajirka 15🕊️

09/05/2026

15ka iyo Shimbirta ayaa inoo balan ah

09/05/2026

Afgooye iyo Ololaha Doorashada Golaha Wakiilada iyo Deegaanka ee Koonfur Galbeed Soomaaliya

09/05/2026

Astaanteenu waa 15ka iyo Shimbirta Cagaaran

Baydhabo iyo ololaha wacyigelinta bulshada ee ku aaddan doorashooyinka Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Maamul ...
09/05/2026

Baydhabo iyo ololaha wacyigelinta bulshada ee ku aaddan doorashooyinka Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed.

09/05/2026

Ceelberde iyo ololaha wacyigelinta bulshada ee ku aaddan doorashooyinka Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed.

Qansaxdheere: Qaar ka mid ah hawlwadeennada Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa degmada Qansaxdheere ka wada olo...
09/05/2026

Qansaxdheere: Qaar ka mid ah hawlwadeennada Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa degmada Qansaxdheere ka wada ololaha wacyigelinta bulshada ee ku aaddan doorashooyinka Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed.

09/05/2026

Wanlaweyn: Qaar ka mid ah hawlwadeennada Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa degmada Wanlaweyn ka wada ololaha wacyigelinta bulshada ee ku aaddan doorashooyinka Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed.

Afgooye: Qaar ka mid ah hawlwadeennada Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa degmada Afgooye ka wada ololaha wacyi...
09/05/2026

Afgooye: Qaar ka mid ah hawlwadeennada Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa degmada Afgooye ka wada ololaha wacyigelinta bulshada ee ku aaddan doorashooyinka Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed.

HAMBALYO DHAMMAAN MURASHAXIINTA IYO XUBNAHA URURKA EE KA QAYBGALAYDOORASHO HOOSAADKA GOLAYAASHA DEEGAANKA IYO GOLAHA WAK...
09/05/2026

HAMBALYO DHAMMAAN MURASHAXIINTA IYO XUBNAHA URURKA EE KA QAYBGALAY
DOORASHO HOOSAADKA GOLAYAASHA DEEGAANKA IYO GOLAHA WAKIILADA EE DG. KGS

Address

Aden Adde Aiport
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caddaaladda iyo Wadajirka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share