Jaanis Electronics Group

Jaanis Electronics Group Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jaanis Electronics Group, Mogadishu.

06/05/2024

Welcome back

23/08/2022

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo jiida h**e ee gobolka Hiiraan ku komeeray ciidamada qaranka ee baacsanaya argagixisada Al-Shabaab.

Waxa suuragal ah in qof aan ahayn Maxamuud Xaashi, loo doorto guddoomiyaha ku meel gaadh ka ah ee ururka Kaah.Xildhibaan...
21/07/2022

Waxa suuragal ah in qof aan ahayn Maxamuud Xaashi, loo doorto guddoomiyaha ku meel gaadh ka ah ee ururka Kaah.

Xildhibaan Maxamed Abiib, ayaa loo badinayaa in loo doorto guddoomiyaha ku meel gaadhka ah inta shirweynaha laga gaadhayo.

16/07/2022

Xoolo shubis

16/07/2022

Musharax gudoomiye kuxigeenka Degmada Cadaado

Hogaamiye howl-kar ah

Wasiirka Maaliyadda Indonesia Sri Mulyani ayaa G20 ugu baaqday shir degdeg ah oo xal loogu raadinayo cunno la'aanta Duni...
15/07/2022

Wasiirka Maaliyadda Indonesia Sri Mulyani ayaa G20 ugu baaqday shir degdeg ah oo xal loogu raadinayo cunno la'aanta Dunida ka taagan ee ka dhalatay Dagaalka Ruushka uu ku qaaday Ukraine.

Diiwaan macalin Cabdulaahi  waa Hogaamiye  ku sifeysanWax-qabad iyo _howl karnimo Waa Musharax U taagan  Xilka Gudoomiya...
15/07/2022

Diiwaan macalin Cabdulaahi
waa Hogaamiye ku sifeysan
Wax-qabad iyo _howl karnimo

Waa Musharax U taagan Xilka Gudoomiyaha
Degmada Cadaado, haduu ku guuleesto waxa
Aan Rajeynayaa in Cadaladdu Shaqeyn doonto.

Ergeyga gaarka ah ee Abaaraha Soomaaliya Xil.Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ka degey magaaladq Garoowe, halkaasi oo ay k...
14/07/2022

Ergeyga gaarka ah ee Abaaraha Soomaaliya Xil.Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ka degey magaaladq Garoowe, halkaasi oo ay ku soo dhoweeyeen mas'uuliyiinta Puntland.

Address

Mogadishu
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jaanis Electronics Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share