Somali Youth Club

Somali Youth Club Youth Beyond Tribes are the Leaders of Justice!"

Ku Soo Dhawoow Somali Youth Club (Syc)

Somali Youth Club (Syc) Waa Urur Dhalinyaro Oo U Taagan Wacyigelinta Iyo Horumarinta Bulshada Soomaaliyeed. Ujeeddadeennu Waa In Aan Dhalinyarada Siino Fursado Ay Ku Kobciyaan Aqoontooda, Horumariyaan Xirfadahooda, Islamarkaana Ay Qeyb Weyn Ka Noqdaan Dhismaha Mustaqbal Soomaalia

1. Ujeeddada & Himiladeenna
➡️ Kor U Qaadista Wacyiga Bulshada
➡️ La Dagaallan

ka Qabyaaladda Iyo Kala Qeybsanaanta –
➡️ Faafinta Aqoon Iyo Cilmi –
➡️ Waxaan Nahay Dad Leh Yool Weyn Oo Doonaya In Ay Dhisaan Bulsho Wacyi Sare Leh Oo Ka Madax Bannaan Qabyaalad Iyo Jahli.

2. Waxqabadkeenna
📌 Waxaan Diyaarinaynaa Buug Ka Hadlaya Taariikhda Iyo Xaaladda Soomaaliya, Si Jiilasha Cusub Ay U Fahmaan Sooyaalka Dalkooda.
📌 Waxaan Baraha Bulshada Uga Faa'iideysaneynaa Sidii Aan Dhalinyarada Ugu Soo Gudbin Lahayn Fikrado Wax Ku Ool Ah Iyo Barnaamijyo Horumariyay Bulshadeena.

⚡Somali Youth Club – Mustaqbalka Dhalinyarada Soomaaliyeed!

BISMILLAH
26/12/2025

BISMILLAH

P2Bandhig, Bogaadin , Iyo Abaalmarin Waxa magaalda kaqabsoomay kulan ay isugu yimaadeen qeyb kamid ah xubnaha ururka mar...
13/12/2025

P2
Bandhig, Bogaadin , Iyo Abaalmarin

Waxa magaalda kaqabsoomay kulan ay isugu yimaadeen qeyb kamid ah xubnaha ururka marti sharaf iyo madaxda ururka

Is xog wareysi kadib waxaa halkaa lagu lafoguray Arimo masiiri ah
Dabadeed waxaa lasoo bandhigay wixii uqabsoomay ururka 3dii bilood ee lasoo dhaafay

Intaa kadib waxaa lafalanqeeyay qorshayasha sanadka cusub lagu howlgeli lahaa haduu eebe idmo

Gebagabadii waxaa masuliyintii,howl wadenadii iyo xubnihii laga abaal mariyay dadaalka dhabar adeega iyo masuliyadii ay muujiyen mudadii ay bulshada u'adeegayeen
Ayada oo la gudoonsiyay abaal marino kala duwan

Ugu dambeyntii kulanku wuxuu kusoo dhamaday nabadgeliyo iyo is faham .

P1Bandhig iyo Bogaadin Waxa magaalda kaqabsoomay kulan ay isugu yimaadeen qeyb kamid ah xubnaha ururka marti sharaf iyo ...
13/12/2025

P1
Bandhig iyo Bogaadin

Waxa magaalda kaqabsoomay kulan ay isugu yimaadeen qeyb kamid ah xubnaha ururka marti sharaf iyo madaxda ururka

Is xog wareysi kadib waxaa halkaa lagu lafoguray Arimo masiiri ah
Dabadeed waxaa lasoo bandhigay wixii uqabsoomay ururka 3dii bilood ee lasoo dhaafay

Intaa kadib waxaa lafalanqeeyay qorshayasha sanadka cusub lagu howlgeli lahaa haduu eebe idmo

Gebagabadii waxaa masuliyintii,howl wadenadii iyo xubnihii laga abaal mariyay dadaalka dhabar adeega iyo masuliyadii ay muujiyen mudadii ay bulshada u'adeegayeen
Ayada oo la gudoonsiyay abaal marino kala duwan

Ugu dambeyntii kulanku wuxuu kusoo dhamaday nabadgeliyo iyo is faham .

16/11/2025
TAARIIKHDA: 11-NOVEMBER-2025Waxaan booqasho sharaf leh ku tagnay Dugsiga Hoose/Dhexe/Sare ee SAHAL , oo ku yaalla degmad...
11/11/2025

TAARIIKHDA: 11-NOVEMBER-2025
Waxaan booqasho sharaf leh ku tagnay Dugsiga Hoose/Dhexe/Sare ee SAHAL , oo ku yaalla degmada wadajir
Maamulka iyo ardayda dugsigaas ayaa si hufan iyo soo dhoweyn diirran noogu maamuusay. Ardaydu waxay muujiyeen ixtiraam iyo dhageysi

“Waxbarashadu waa furaha nolosha iyo horumarka.”

🇸🇴❤️Calanka Somalia Iyo SYC ❤️
09/11/2025

🇸🇴❤️
Calanka Somalia Iyo SYC ❤️

TAARIIKHDA: 9-November-2025Waxaan booqasho sharaf leh ku tagnay Xanaanada Caruurta ee Hamdi , oo ku taala degmada wadaji...
09/11/2025

TAARIIKHDA: 9-November-2025
Waxaan booqasho sharaf leh ku tagnay Xanaanada Caruurta ee Hamdi , oo ku taala degmada wadajir
Maamulka ayaa si hufan nago soo dhaweeyay iyo maamuus.

HAMDI Pioneer Kindergarten

Dhalinyarada Ururka SYC oo Qeyb Kanoqday Dooda Lago Falanqaynaye Khilaafaadka Siyaasadeed Ee dalka Kajira
28/10/2025

Dhalinyarada Ururka SYC oo Qeyb Kanoqday Dooda Lago Falanqaynaye Khilaafaadka Siyaasadeed Ee dalka Kajira

28/10/2025

Gudomiyaha Golaha Sare ee Ururka SYC
Mohamed Abdirshid Adan (O+)
Oo Kahadlay Dugsiga H/DH/S Ee AL-IMRA

28/10/2025

Gudomiye Kuxigenka Golaha Sare ee Ururka SYC
Mohamed Salad Abdule (Karama)
oo Kahadlay Dugsiga H/DH/S ee AL-IMRA

Address

Somali
Mogadishu
000001

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Youth Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share