08/05/2026
Ururka SAAB ayaa si rasmi ah u magacaabay Cabdirisaaq Cabdullahi Maxamed Xogahaya Garabka Dhalinyarada SAAB ee Degmada Dhuusamareeb iyadoo tallaabadan ay qayb ka tahay dardargelinta howlaha ururka ee heer degmo iyo xoojinta ololaha doorashooyinka.
Magacaabistan ayaa la filayaa inay sare u qaaddo isku xirka bulshada deegaanka, isla markaana door muhiim ah ka qaadato abaabulka iyo hirgelinta qorshayaasha ururka ee degmada Dhuusamareeb,