Xisbiga SAAB

Xisbiga  SAAB Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xisbiga SAAB, Political Party, Dabka, Mogadishu.

Xisbiga SAAB wuxuu ka tarjumayaa baahida loo qabo isbadal dhab ah iyo horumar waara, isagoo xoogga saarayaa in shacabka Soomaaliyeed ay helaan cod, fursad, iyo adeegyo tayo leh.

Ururka SAAB ayaa si rasmi ah u magacaabay Cabdirisaaq  Cabdullahi  Maxamed Xogahaya Garabka Dhalinyarada SAAB ee Degmada...
08/05/2026

Ururka SAAB ayaa si rasmi ah u magacaabay Cabdirisaaq Cabdullahi Maxamed Xogahaya Garabka Dhalinyarada SAAB ee Degmada Dhuusamareeb iyadoo tallaabadan ay qayb ka tahay dardargelinta howlaha ururka ee heer degmo iyo xoojinta ololaha doorashooyinka.

Magacaabistan ayaa la filayaa inay sare u qaaddo isku xirka bulshada deegaanka, isla markaana door muhiim ah ka qaadato abaabulka iyo hirgelinta qorshayaasha ururka ee degmada Dhuusamareeb,

Ururka SAAB ayaa si rasmi ah u magacaabay Cabdirisaaq Maxamud Nuure (Cigaal) Xoghayaha Garabka Dhalinyarada SAAB ee Degm...
08/05/2026

Ururka SAAB ayaa si rasmi ah u magacaabay Cabdirisaaq Maxamud Nuure (Cigaal) Xoghayaha Garabka Dhalinyarada SAAB ee Degmada Cadaado, iyadoo tallaabadan ay qayb ka tahay dardargelinta howlaha ururka ee heer degmo iyo xoojinta ololaha doorashooyinka.

Magacaabistan ayaa la filayaa inay sare u qaaddo isku xirka bulshada deegaanka, isla markaana door muhiim ah ka qaadato abaabulka iyo hirgelinta qorshayaasha ururka ee degmada Cadaado

๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡!
05/05/2026

๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡!

๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡!Ururka SAAB wuxuu si rasmi ah u ogeysiinayaa dhammaan musharaxiinta u tartamaya Golaha Caasimada ee G...
05/05/2026

๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡!

Ururka SAAB wuxuu si rasmi ah u ogeysiinayaa dhammaan musharaxiinta u tartamaya Golaha Caasimada ee Gobolka Banaadir in la furay diiwaangelinta qabashada codsiyada musharaxnimada.

Sidaa darteed, dhammaan musharaxiinta daneynaya ka mid noqoshada tartanka Golaha Caasimada waxaa laga codsanayaa inay si degdeg ah ula soo xiriiraan xafiisyada Ururka, si ay u dhameystiraan shuruudaha iyo habraacyada lagama maarmaanka ah.

SAAB wuxuu ku dhiirrigelinayaa musharax kasta inuu ka faaโ€™iideysto fursaddan muhiimka ah, si loo helo hoggaan tayo leh oo u adeega bulshada.

Faahfaahin dheeraad ah kala xiriir:
WhatsApp: ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ“ ๐Ÿ”๐Ÿ” ๐Ÿ•๐Ÿ“ ๐Ÿ•๐ŸŽ

๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ง๐ญ๐ž๐ž๐ง๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐–๐š๐๐š๐ฃ๐ข๐ซ, ๐–๐š๐ฑ๐ช๐š๐›๐š๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ง ๐‡๐ฎ๐Ÿ๐š๐ง!

Urur SAAB ayaa si rasmi ah u magacaabay (Sadiiq Abdullahi Ahmed) wakiilka SAAB ee Degmada Xeraale, iyadoo tallaabadan ay...
05/05/2026

Urur SAAB ayaa si rasmi ah u magacaabay (Sadiiq Abdullahi Ahmed) wakiilka SAAB ee Degmada Xeraale, iyadoo tallaabadan ay qayb ka tahay dardargelinta howlaha ururka ee heer degmo iyo xoojinta ololaha doorashooyinka.

Magacaabistan ayaa la filayaa inay sare u qaaddo isku xirka bulshada deegaanka, isla markaana door muhiim ah ka qaadato abaabulka iyo hirgelinta qorshayaasha ururka ee degmada Xeraale.

Ururka SAAB ayaa si rasmi ah u magacaabay (Mohamed Abdullahi Casqalaani) wakiil ku xigeenka SAAB ee Degmada Xeraale, iya...
05/05/2026

Ururka SAAB ayaa si rasmi ah u magacaabay (Mohamed Abdullahi Casqalaani) wakiil ku xigeenka SAAB ee Degmada Xeraale, iyadoo tallaabadan ay qayb ka tahay dardargelinta howlaha ururka ee heer degmo iyo xoojinta ololaha doorashooyinka.

Magacaabistan ayaa la filayaa inay sare u qaaddo isku xirka bulshada deegaanka, isla markaana door muhiim ah ka qaadato abaabulka iyo hirgelinta qorshayaasha ururka ee degmada Xeraale.

Ururka SAAB ayaa si rasmi ah u magacaabay (Faadumo Ahmed Hassan) madaxa ololaha SAAB ee degmada Xeraale iyadoo tallaabad...
05/05/2026

Ururka SAAB ayaa si rasmi ah u magacaabay (Faadumo Ahmed Hassan) madaxa ololaha SAAB ee degmada Xeraale iyadoo tallaabadan ay qayb ka tahay dardargelinta howlaha ururka ee heer degmo iyo xoojinta ololaha doorashooyinka.

Magacaabistan ayaa la filayaa inay sare u qaaddo isku xirka bulshada deegaanka, isla markaana door muhiim ah ka qaadato abaabulka iyo hirgelinta qorshayaasha ururka ee degmada Xeraale.

Ururka SAAB ayaa si rasmi ah u magacaabey Ali Abdiweli Ali Xoghayaha SAAB ee degmada Xeraale, iyadoo tallaabadan ay qayb...
05/05/2026

Ururka SAAB ayaa si rasmi ah u magacaabey Ali Abdiweli Ali Xoghayaha SAAB ee degmada Xeraale, iyadoo tallaabadan ay qayb ka tahay dardargelinta howlaha ururka ee heer degmo iyo xoojinta ololaha doorashooyinka.

Magacaabistan ayaa la filayaa inay sare u qaaddo isku xirka bulshada deegaanka, isla markaana door muhiim ah ka qaadato abaabulka iyo hirgelinta qorshayaasha ururka ee degmada Xeraale.

Urur Siyaasadeedka Midowga Soomaaliya SAAB ayaa si rasmi ah u magacaabay wakiil ku xigeenka ururka ee Degmada Cadale, iy...
04/05/2026

Urur Siyaasadeedka Midowga Soomaaliya SAAB ayaa si rasmi ah u magacaabay wakiil ku xigeenka ururka ee Degmada Cadale, iyadoo tallaabadan ay qayb ka tahay dardargelinta howlaha ururka ee heer degmo iyo xoojinta ololaha doorashooyinka.

Magacaabistan ayaa la filayaa inay sare u qaaddo isku xirka bulshada deegaanka, isla markaana door muhiim ah ka qaadato abaabulka iyo hirgelinta qorshayaasha ururka ee degmada Cadale.

Waxaa si habsami leh u socda ololihii doorashooyinka ee Degmada Marka ee urur siyaasadeedka Midowga Soomaaliya SAAB, iya...
04/05/2026

Waxaa si habsami leh u socda ololihii doorashooyinka ee Degmada Marka ee urur siyaasadeedka Midowga Soomaaliya SAAB, iyadoo taageerayaal badan ay si firfircoon uga qayb qaadanayaan wacyigelinta, kulamada dadweynaha iyo abaabulka bulshada.

Ololahan ayaa muujinaya isbeddel, midnimo iyo rajada shacabka ee ku aaddan hoggaan hufan oo wax ka qabta baahiyaha bulshada, isla markaana horumariya adeegyada aasaasiga ah ee degmada Marka.

Address

Dabka
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xisbiga SAAB posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share