16/09/2025
๐ฃ ๐๐จ๐๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ญ๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ฅ-๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐
๐ฎ๐ซ๐๐ง ๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ช-๐ก๐๐ฅ๐ข๐๐๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ฅ๐๐ฒ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐ฐ๐๐ ๐ฅ๐ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐๐ฒ.
๐ Waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan shirkadaha iyo hal-abuurayaasha Soomaaliyeed ee soo gudbiyay codsiyadooda. Wejiyada xiga iyo natiijooyinka codsiyada waxa si rasmi ah loogu wargelin doonaa shirkad kasta marka waqtiga la gaaro.