Walaalka

Walaalka walaalka yar

22/03/2026

Difaaca cirka ee Israa'iil ayaa ku guuldareystay inuu joojiyo ugu yaraan laba gantaal oo Iiraan ay ku soo riday koonfurta Israa'iil, iyagoo dhaawacay in ka badan 100 oo ku yaal Arad iyo Dimona, burburiyayna tobanaan dhisme. Iiraan waxay sheegtay in tani ay aargoosi u tahay weerar lagu qaaday xarunteeda nukliyeerka ee Natanz. Waa kuwan waxa aan ognahay.

19/03/2026

Sidee loo tugadaa salaada ciida.
Waxaa noo sheegaya. Shiikh maxamud (Guriceel)

Ciid Mubaarak 🌙✨Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa dhammaan umadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, mu...
19/03/2026

Ciid Mubaarak 🌙✨

Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa dhammaan umadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fitr awgeed. Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii, salaaddii, iyo camalkii wanaagsanaa ee aan soo gudannay bisha barakeysan ee Ramadaan.

Ciiddaan ha noqoto mid nabad, farxad, iyo barwaaqo inoo horseedda. Ilaahay ha mideeyo quluubteena, hana inaga dhigo kuwo is jecel oo is cafiya.

Ciid Mubaarak dhammaantiin! 🤍🌙

19/03/2026

Madaxweynaha JSF Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan umadaha Muslimiinta Caalamka, isaga oo Alle u weydiiyey in uu ka aqbalo soonkii, salaaddii, sadaqadii iyo dhammaan cibaadooyinkii aan gudannay bishii barakaysnayd ee Ramadaan.

19/03/2026

Waqtiga ugu fiican ee salad ladhiibo waa intaa salaada ciida lagalin

09/03/2026

Shikh Maxamed Wali Shikh Cabdirashiid

Sidee loo heli karaa maxaba allh subxaana watacaala

23/01/2026

24 Saac kasta Waxaan U Taagan Nahay Inaa Idinka Caawiyo Cilad kasta Oo Idin Heesato.

Si Aad U Guul Leesato Adigoo Wax Lacag Ah Kaabixin

Mar Walbo Oo Cilad Kaa Qabsato 1xbet Ah

Maxaad Jeclaan Laheed Inaa kaa Caawiyo

Dhamaad

Ila Soo Xariir https://Wa.me//+252612542003

NATIIJADA KURAASTA GOLAHA DEEGAANKA GOBOLKA BANAADIR.
30/12/2025

NATIIJADA KURAASTA GOLAHA DEEGAANKA GOBOLKA BANAADIR.

28/12/2025

Madaxwynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud "Isku duubnida ay muujiyeen Shacabka Soomaaliyeed guud ahaan ee ku aaddan inaan madax bannaanidooda lagu xadgudbi karin waxey fariin cad u tahay Natanyahu iyo kuwa damaca xun."

DOORASHADA DEGMOOYINKA GOBALKA BANAADIR AFARTA XISBI EE U HOREESA QIYAAS AHAAN CODKA EE HELEEN  IYO SIDA EE U KALA HOREE...
27/12/2025

DOORASHADA DEGMOOYINKA GOBALKA BANAADIR AFARTA XISBI EE U HOREESA
QIYAAS AHAAN CODKA EE HELEEN IYO SIDA EE U KALA HOREEYAAN

WARBIXINTA GUUD EE NATIIJADA DOORASHADA DEGMOOYINKA GOBALKA BANAADIR
27/12/2025

WARBIXINTA GUUD EE NATIIJADA DOORASHADA DEGMOOYINKA GOBALKA BANAADIR

Address

Banadir
27PW+GQCMOGADISHU

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Walaalka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category