Hon. Abdulqani Abdullahi

Hon.  Abdulqani Abdullahi Lawyer, Human Rights defender co-founder and Manager of Hegan Law Firm, Former Minister of Fisheries and Marine resources SWS

Waxaan Alle uga baryaa inuu u fudeeyo Xilka Xildhibaanimo oo ay Maanta Reerkiisu siiyeen saaxiibkeeygii shaqada Wasiir M...
28/11/2021

Waxaan Alle uga baryaa inuu u fudeeyo Xilka Xildhibaanimo oo ay Maanta Reerkiisu siiyeen saaxiibkeeygii shaqada Wasiir Mohamed Ali.
Wasiir ku soo dhawaaw xeer dajiyaasha Dalka oo u baahan dhallinyarada aqoon yanka oo aad ka mid tahay.

23/09/2020

Safarkii Afgooye

Allaha u naxariisto guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda degmada Wanllaweyn ee gobolka Shabeellada Hoose Maxa...
02/08/2020

Allaha u naxariisto guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda degmada Wanllaweyn ee gobolka Shabeellada Hoose Maxamed Cabdullahi Koosto oo caawa lagu dhex dilay gurigiisa.
Inta la dhimatayna Allaha u naxariisto inta la dhaawacantayna Allaha caafiyo. Waxaan rumeeysanahay ineey gacan la xaqdaran dishay , waxaana Alle uga rajeeynaa Janatul-Firdooz.

Waxaan magaalada Muqdisho ku soo dhaweeynay Madaxweyne Abdiaziiz oo safar shaqo u yimid si uu dadkii Fatahaada ay saamee...
01/08/2020

Waxaan magaalada Muqdisho ku soo dhaweeynay Madaxweyne Abdiaziiz oo safar shaqo u yimid si uu dadkii Fatahaada ay saameeysay Ula qeeybsado dhibaatada.

Wasaarada Kalluumeeysiga iyo kheeyraadka Badda Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ayadoo ka duuleeysa badqabka ...
29/07/2020

Wasaarada Kalluumeeysiga iyo kheeyraadka Badda Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ayadoo ka duuleeysa badqabka Muwaadiinta iyo Hantidoodaba waxa ay warasaxaafadeedkaan ku cadeeyneeysaa in la joojiyay Galista badda Koonfur Galbeed ilaa iyo hada waxaan xaqiijinay Dabeelaha ka jira xeebaha iyo badweeynta ineey sababeen bur-bur hantiyeed iyo qasaare nafeed oo ilaa hada lala' yahay 6 muwaadin.

Madaxweyne Abdicaziiz Laftagareen.  .
29/07/2020

Madaxweyne Abdicaziiz Laftagareen.

.

Waxaan Muqdisho kulan dar dar gelin oo ku saabsan Fatahaada webeiga uu Afgooye ku  sameeyay kula yeelanay Haya'adaha ka ...
28/07/2020

Waxaan Muqdisho kulan dar dar gelin oo ku saabsan Fatahaada webeiga uu Afgooye ku sameeyay kula yeelanay Haya'adaha ka shaqeeya Gobalka Shabeellada hoose oo runtii wax la taaban karo ka qabtay.
Si guud waan u mahad celinayaa Haya'adaha gaar ahaan kuwa gaarsiiyay Gar-gaarka deg dega ahaa oo isugu jiray Raashiin iyo daawo in ka badan waan ka rajeeyneeynaa insha Allah

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  oo ka mahadceliyey 500,000kun doollar oo ay Dowladda Federaalka Soomaali...
22/07/2020

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo ka mahadceliyey 500,000kun doollar oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu Deeqday sidii wax looga qaban Lahaa Saamaynta Webiga Shabeelle ee ku yeeshay Degmada Afgooye iyo deegaanada Hoos yimaada.

Address

Via Roma Street
Mogadishu

Telephone

+252615207743

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon. Abdulqani Abdullahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hon. Abdulqani Abdullahi:

Share