Somali Youth Movement -SYM

Somali Youth Movement -SYM SYM: Waa dhalinyaro Soomaaliyeed, ka damqatay dhibaatada heysata dalka iyo dadka Somaliyeed meelkast

SYM: Waa gole dhalinyaro Soomaaliyeed, ka damqatay dhibaatada heysata dalka iyo dadka Soomaaliyeed meelkasta oo ey joogaan, waa gole u dulqaadan waayay hagardaamooyinka iyo xiqdiga gumeystuhu uu uhayo umadda soomaaliyeed, waa gole ey dhab ka tahay badbaadinta dadka iyo dalka Soomaaliyeed. Maanta waa maalintii qofkasta oo Soomaali ah oo damiir iyo diig leh uu fadhiga ka kici lahaa, sidii uu halgan ugu geli lahaa soocelinta madaxbanaanida, qaranimoda, midnimada iyo sharafta umada Somaliyeed.

Address

Maka Al-mukarama
Mogadishu

Telephone

+252615592983

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Youth Movement -SYM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Youth Movement -SYM:

Share