SESRP Project

SESRP Project The Somali Electricity Sector Recovery Project, Funded by World Bank Implemented by MoEWR-FGS

The Somali Electricity Sector Recovery Project is Funded by the World Bank and Implemented by The MoEWR-FGS. The Project Development Objective is to increase access to lower-cost and cleaner electricity supply in the project areas.

02/06/2026

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha DFS Mudane Abdillahi Bidhan Warsame oo waraysi siiyay Dawan TV ayaa ka warbixiyay Mashruuca SESRP, isagoo sheegay in Wasaaradda oo ka jawaabaysa baahida bulshda Soomaaliyeed ay koronto gelisay 500 oo goobood oo xarumo caafimaad iyo goobo waxbarsho isugu jira. Dhanka kale Wasiirka ayaa xusay in mashruucani saameeyay oo wax ka beddelay nolosha dadka Soomaaliyeed.

Ministry of Energy and Water Resources Somalia World Bank Group

24/05/2026

Cusbitaalka wayn ee De Martino Public Hospital ee magaaladda Muqdisho iyo hirgelinta addeega Tamarta cagaaran.

Banadir: Sawiradda Cusbitaalka caanka ah ee UNICEF Health Center (Wardi Referral Hospital H/Jajab), Muqdisho, Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄...
23/05/2026

Banadir: Sawiradda Cusbitaalka caanka ah ee UNICEF Health Center (Wardi Referral Hospital H/Jajab), Muqdisho, Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

17/05/2026

Banadir: Cusbitaalka caanka ah ee UNICEF Health Center (Wardi Referral Hospital H/Jajab) ee Magaalada Muqdisho ayaa kamid goobaha sida hagar la'aanta ah uga faa'idaystay addeega Tamarta Cagaaran ee ay fuliso Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha JFS, lagana maalgeliyo Bangiga Adduunka.

Agaasimaha Cusbitaalka Mudane Dr Haaruun ayaa faahfaahin dheer ka bixiyay sida ay uga faa'idaysteen Tamarta cagaaran isla markaasna ugu shaqeeyaan bulshadda uu Cusbitaalka u addeego.

10/05/2026

Halkani waa xarunta caafimaadka Hodon ee magaaladda Dhuusamareeb. Hodon Health Center waxay maanta haysataa khayraad muhiim ah si ay ushaqayso kaasi oo ah inay heshay addeega Tamarta Cagaaran.

Tani waxay u sahlaysaa inay door muhiim ah ka qaadato habsami usocodka shaqada iyo horumarka xarunta caafimaadka ee Hodon-Dusamareb-Somalia. Ministry of Energy and Water Resources Somalia World Bank Group.

04/05/2026

Hirshabeelle: Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle "Ministry of Health, Hirshabelle" ayaa kamid ah goobaha sida wayn uga faa'idaystay addeega Tamarta Cadceeda, taasi oo ka saaciday in Wasaaradu hesho koronto joogta ah, jaban islamarkaasna tayadeedu sarayso.

Tani waxay ka caawinaysaa dardargelinta hawlaha shaqo ee ay Wasaaraddu u hayso bahda caafimaadka iyo guud ahaan bulshada Hirshabeelle.

29/04/2026

Koonfur Galbeed: Xarunta Caafimaadka Gooyaale ee magaaladda Baydhabo ayaa kamid ah meelaha sida wayn uga faa'idaystay addeega Tamarta laga dhaliyo cadceeda, si loo dardar geliyo adeegyada caafimaadka ee Cusbitaalka Gooyaale.

25/04/2026

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Maamulka Puntland Mudane Cabdiraxman Khaliif Faarax ayaa habeenimadii xalay ahayd khudbad muhiim ah ka jeediyay kulanka Wadatashiga Dadwaynaha ee Ballaarinta Korontada Magaalada Garoowe. SESRP Project

25/04/2026

Waxaa habeenimadii xalay ahayd Dowladda hoose ee Caasimadda Garoowe lagu qabtay kulanka Wadatashiga Dadwaynaha Garoowe ee Ballaarinta Korontada Magaalada Garoowe.

Waxaa habeenimadii xalay ahayd Dowladda hoose ee Caasimadda Garoowe lagu qabtay kulanka Wadatashiga Dadwaynaha Garoowe e...
25/04/2026

Waxaa habeenimadii xalay ahayd Dowladda hoose ee Caasimadda Garoowe lagu qabtay kulanka Wadatashiga Dadwaynaha Garoowe ee Ballaarinta Korontada Magaalada Garoowe.

Madashan oo ay isugu yimaadeen inta badan madaxda iyo dadwaynaha magaaladda Garoowe ayaa si wayn loogu falanqeeyay balaarinta korontada Magaaladda Garoowe.

Address

Mogadishu
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SESRP Project posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to SESRP Project:

Share