Dhalinyarada Degmada Dharkeynley

Dhalinyarada Degmada Dharkeynley Waqtigu wuu dhamaadaaa wuuna cararaa balse
Tariikhdu ma guurto

Stadium muqdisho waxaa galabta ka dhacaayo kulanka finalaha ee tartanka degmooyinka Gobolka Benaadir kasoo qeybgalayasha...
06/11/2025

Stadium muqdisho waxaa galabta ka dhacaayo kulanka finalaha ee tartanka degmooyinka Gobolka Benaadir kasoo qeybgalayasha dhamaan waxaan ka baxeynaa 6da saac xarunta degmada.

Dhamaan Bahwaynta Sportska Degmada Dharkeynley beei haduu Alle Idmo wareega 16 ka waxaa wada ciyaari doona Heliwaa vs Dh...
13/10/2025

Dhamaan Bahwaynta Sportska Degmada Dharkeynley beei haduu Alle Idmo wareega 16 ka waxaa wada ciyaari doona Heliwaa vs Dharkeenley 14/10/2025 3:30 Pm.

Degmada Dharkeynley iyo Degmada Howl-wadaag ayaa galabta isaga hor Imaan doonan garoonka Stadium Muqdisho kulan katirsan...
01/10/2025

Degmada Dharkeynley iyo Degmada Howl-wadaag ayaa galabta isaga hor Imaan doonan garoonka Stadium Muqdisho kulan katirsan tartanka degmooyinka Gobolka Benaadir.

Tageerayasha Degmada Dharkeynley waxaan rajeyneynaa iney garoonka soo buuxiyaan galabta si aan ugarab istaagno xidigaha nagu matalaayo tartanka sanadkaan oo ah mid xiiso gaara leh.

Taageerayaasha Degmada Dharkeynley waxaan ugu baaqayaa in ay so buuxiyaan Goroonka      soona garabka istaagaan  ciyaart...
26/09/2025

Taageerayaasha Degmada Dharkeynley waxaan ugu baaqayaa in ay so buuxiyaan Goroonka soona garabka istaagaan ciyaartoydooda. guuashana waa dharkeenley insha'allah.

Maalinta bari ah oo taariikhdu tahay 26/09/25 waxaa furmaya Insha allah tartanka  kubada cagta degmoyinka Gobolka Benaad...
25/09/2025

Maalinta bari ah oo taariikhdu tahay 26/09/25 waxaa furmaya Insha allah tartanka kubada cagta degmoyinka Gobolka Benaadir, waxaana lagu daah furi doona Degmada Dharkaynley & Degmada Kaaraan.
Taageerayaasha Degmada Dharkeynley waxaan ugu baaqayaa in ay so buuxiyaan Goroonka soona garabka istaagaan ciyaartoydooda. guuashana waa dharkeynley insha allah.

Ciyaaryahan Ceydiid Cabdullahi Ibraahim ( China ) oo qeeb ka ah xulka Degmada Dharkenley ayaa galabta so gaaray dalka wa...
17/09/2025

Ciyaaryahan Ceydiid Cabdullahi Ibraahim ( China ) oo qeeb ka ah xulka Degmada Dharkenley ayaa galabta so gaaray dalka waxaana so dhaweeyay Gudoomiyaha sports ka Degmada Md Nur Ikar Nur, iyo Gudomiyaha Dhalinyarada degmada md mahad said Sido kale macalin ka degmda ismail shiikha.

10/07/2025

xarunta Degmada Dharkenleey ee gobolka Banaadir oo ay si habsami leh ugu socota diiwaangelinta codbixiyaasha.

Muwaadin is diiwaangeli oo qaado kaarka codbixinta.


28/06/2025
Maamulka Degmada Dharkeynley ayaa Maanta wacyigelin ka sameeyay Waaxyaha ay ka kooban tahay Degmada, si ay bulshada isku...
20/05/2025

Maamulka Degmada Dharkeynley ayaa Maanta wacyigelin ka sameeyay Waaxyaha ay ka kooban tahay Degmada, si ay bulshada isku diiwaangeliyaan isla markaana ay u qaataan shahaadada Diiwaangelinta codbixiyeyaasha Doorashooyinka.

Ururka dhalinyarada ee degmada dharkeenley ayaa bulshada ugu tagay xaafadaha kuna wacyigeliyeen in ay isdiiwaangeliyaan si ay ugu mid noqdaan Golaha Deegaanka, isla markaana ay u doortaan cida hogaanka u qaban laheyd.


06/05/2025

Gudomiyaha Dhalinyarada degmada Dharkeynley Mahad Said ayaa ugu baaqay Dhalinyarada Iyo dhamaan qeybihiisa Kala duwan ee ku dhaqan degmada Dharkeynley,iney iska diwaangeliyaan qaadashada kaarka codbixinta si ay udoortaan maamuladooda Ina dhisaan aayahooda Iyo mistaqbalkooda.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa kormeer ku tagay xarunta Degm...
03/05/2025

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa kormeer ku tagay xarunta Degmada Dharkeenley oo uu maanta ka bilawday is-diiwaangelinta codbixiyeyaasha dadweynaha ee ku saleysan doorashooyinka dalka ee qof iyo cod.

Duqa Muqdisho ayaa Degmada Dharkeynley kula kulmay qeybaha kala gedisan ee bulshada oo ay ugu horeeyaan hogaanka dhaqanka, kuwaasi oo u taagnaa in ay isdiiwaangeliyaan isla markaana ay qaataan shahaadada codbixinta.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa ugu baaqay bulshada in ay gaaraan goobaha loo asteeyay isdiiwaangelinta si ay u qaataan shahaadada codbixinta, si ay u helaan xuquuqdooda ku aadan in ay wax doortaan isla markaana la doorto.

—𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃—

Beri waa maalintii la sugaayay! Is-diiwaan gelintu waxay si rasmi ah uga bilaabaneysaa Degmada Dharkenley. Shacabka shar...
02/05/2025

Beri waa maalintii la sugaayay! Is-diiwaan gelintu waxay si rasmi ah uga bilaabaneysaa Degmada Dharkenley. Shacabka sharafta lehow, isku soo baxa, ka qeyb qaata, oo xaqiijiya codkiinna. Waa waqtigii aan codkeenna awood u beddeli lahayn. Is-diiwaan geli oo mustaqbalkaaga dooro!




Address

Mogadishu

Telephone

+252619015534

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhalinyarada Degmada Dharkeynley posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Dhalinyarada Degmada Dharkeynley:

Share

Category