28/08/2025
𝗞𝗨𝗟𝗔𝗡𝗞𝗜𝗜 𝟭-𝗔𝗔𝗗 𝗘𝗘 𝗟𝗔𝗚𝗨 𝗛𝗢𝗥𝗠𝗔𝗥𝗜𝗡𝗔𝗬𝗔𝗬 𝗛𝗔𝗪𝗟𝗔𝗛𝗔 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗦𝗛𝗔 𝗢𝗢 𝗤𝗔𝗕𝗦𝗢𝗢𝗠𝗔𝗬.
Waxaa Maanta Si Qurux badan u qabsoomay Kulankii 1-aad Midkaas Oo Madasha Lagu hormarinayay Laguna laga gurayay Hawlaha baaxada leh Ee Madasha Dhalinyarada horyaala.
Kulanka Waxaa inoo Furay Agaasimaha Guud Ee Madasha Zakariya Ismail Sky Waxaana Joogay Dhammaan Madaxda Qaybaha kala duwan Ee Madasha , Kulanka intii uu Socday waxaa xoogga lagu saaray Sidii Madashu U Samayn lahayd tababaro iyo dood cilmiyeedyo heer Sare Ah kuwaas oo kor loogu qaadayo garaadka Bulshadeenna.