Taliska Taakuleynta Ciidanka XDS

Taliska Taakuleynta Ciidanka XDS Bogga Rasmiga ah ee Taliska Taakuleynta Ciidanka XDS.

11/07/2026

Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka XDS Gen Maxamed Maxamuud Garabeey oo Geesiyaasha ku sugan Furumaha dar daaran u jeediyay

09/07/2026

Taliyaha Taliska taakuleynta Ciidanka XDS Jen Maxamed Maxamuud Garabeey''Waxaa go,aan lagu gaaray in Cadowga Khawaarijta la dareensiiyo Gumaca Baaruuda''

07/07/2026

Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka XDS Jen Maxamed Maxamuud Garabeey'' waan ka Adag nahay Khawaarijta waana iska saareynaa...

07/07/2026

Taliyaha Taliska Taakuleeynta Ciidanka XDS S/Guuto Maxamed Maxamuud Garabeey''Geesiyaasha Gor Gor waxaa lagu xasuustaa Casharada ay Khawaarijta u geesteen''

05/07/2026

Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka XDS S/Guuto Maxamed Maxamuud Garabeey oo Dar daaran u jeediyey Geesiyaasha ku sugan Magaalada Ceerdheer

01/07/2026

Qiima gaar ah ayay noogu fadhisaa Munaasabadda 1-da Luulyo.

Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Maxamed Maxamuud Xuseen (Garabey), ayaa shacabk...
30/06/2026

Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Maxamed Maxamuud Xuseen (Garabey), ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Sannad-guurada 66-aad ee 1-da Luulyo, oo ku beegan xuska Xornimada Gobollada Koonfureed iyo Midowgii Labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur, taas oo saldhig u noqotay dhismaha Jamhuuriyadda Soomaaliyeed 1-dii Luulyo 1960.

Taliyuhu wuxuu shacabka Soomaaliyeed u rajeeyay nabad, barwaaqo iyo midnimo waarta, isagoo ugu baaqay in la xoojiyo wadajirka, ilaalinta qaranimada iyo garab istaagga Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee u taagan difaaca dalka, dadka iyo dowladnimada.

28/06/2026

Shirka subax laha ee Taliska Taakuleynta Ciidanka XDS

27/06/2026

Taliyaha Taliska taakuleynta Ciidanka XDS Gen Maxamed Maxamuud Garabeey oo Booqasho Shaqo ku tagay Taliska Qeybta 1’aad ee gorgor& warshada dharka.

Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Maxamed Maxamuud Xuseen (Garabey), ayaa hambaly...
25/06/2026

Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Maxamed Maxamuud Xuseen (Garabey), ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda 26-ka Juun u diray dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, isaga oo ugu hambalyeeyay sanadguurada 66-aad ee ka soo wareegtay xornimadii gobollada waqooyi ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Taliyuhu wuxuu shacabka Soomaaliyeed u rajeeyay midnimo, nabad iyo barwaaqo, isagoo xusay qiimaha ay maalintani u leedahay taariikhda iyo halgankii gobannimada dalka.

Address

Somalia
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taliska Taakuleynta Ciidanka XDS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share