NCA Digital Talks

Website

NCA Digital Talks Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from NCA Digital Talks, Government Organization, Hamar Wayne, Mogadishu.

NCA Digital Talks is a public dialogue on X Spaces, bringing experts and the public together on telecoms, cybersecurity, AI, internet governance, digital economy, digital inclusion, and emerging tech shaping Somalia's digital future.

Mohamed Otaanga, Madaxa Hawlaha ee Astaan, ayaa ka mid ah martida lagu casuumay caawa qeybta shanaad ee ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ...
30/08/2026

Mohamed Otaanga, Madaxa Hawlaha ee Astaan, ayaa ka mid ah martida lagu casuumay caawa qeybta shanaad ee ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ, taas oo looga hadli doono mowduuca: โ€œIskaashiga Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Hal-abuurayaasha Nuxurka ICT-da ee Horumarinta Wacyigelinta iyo Hal-abuurka Dhijitaalka ah.โ€

Si aad uga qeybqaadato doodda ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ ee X Spaces, fadlan guji linkiga hoose:

https://x.com/i/spaces/1pKkOXDZNrYKj?s=20

๐Ÿ“… 30 Agoosto 2026
โฐ 8:00โ€“9:00 Habeennimo
๐Ÿ“ X Spaces

Yusuf Mohamed(Eng Yuyu), Hal-abuure Teknoolojiyadeed iyo La-taliye Warbaahinta Dhijitaalka ah, ayaa caawa marti ku ah qe...
30/08/2026

Yusuf Mohamed(Eng Yuyu), Hal-abuure Teknoolojiyadeed iyo La-taliye Warbaahinta Dhijitaalka ah, ayaa caawa marti ku ah qeybta shanaad ee ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ, oo looga hadli doono mowduuca: โ€œIskaashiga Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Hal-abuurayaasha Nuxurka ICT-da ee Horumarinta Wacyigelinta iyo Hal-abuurka Dhijitaalka ah.โ€

Si aad uga qeybqaadato doodda ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ ee X Spaces, fadlan guji linkiga hoose:

https://x.com/i/spaces/1pKkOXDZNrYKj?s=20

๐Ÿ“… 30 Agoosto 2026
โฐ 8:00โ€“9:00 Habeennimo
๐Ÿ“ X Spaces

Moha-Nur Hussein, Aasaasaha iyo Soo-jeediyaha iM252, ayaa ka mid ah martida lagu casuumay qeybta shanaad ee Madasha ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ...
29/08/2026

Moha-Nur Hussein, Aasaasaha iyo Soo-jeediyaha iM252, ayaa ka mid ah martida lagu casuumay qeybta shanaad ee Madasha ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ, oo looga hadli doono mowduuca: โ€œIskaashiga Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Hal-abuurayaasha Nuxurka ICT-da ee Horumarinta Wacyigelinta iyo Hal-abuurka Dhijitaalka ah.โ€

Si aad uga qeyb qaadato doodda ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ ee X Spaces, fadlan guji linkiga hoose:

https://x.com/i/spaces/1pKkOXDZNrYKj?s=20

๐Ÿ“… 30 Agoosto 2026
โฐ 8:00โ€“9:00 Habeennimo
๐Ÿ“ X Spaces

Mohamud Osman, Aasaasaha Dugsiiye, ahna Arday PhD, ayaa ka mid ah martida lagu casuumay inay ka hadlaan qeybta shanaad e...
29/08/2026

Mohamud Osman, Aasaasaha Dugsiiye, ahna Arday PhD, ayaa ka mid ah martida lagu casuumay inay ka hadlaan qeybta shanaad ee Madasha ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ, taas oo looga hadli doono mowduuca: โ€œIskaashiga Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Hal-abuurayaasha Nuxurka ICT-da ee Horumarinta Wacyigelinta iyo Hal-abuurka Dhijitaalka ah.โ€

Si aad uga qeybqaadato doodda ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ ee X Spaces, fadlan guji linkiga hoose:

https://x.com/i/spaces/1pKkOXDZNrYKj?s=20

๐Ÿ“… 30 Agoosto 2026
โฐ 8:00โ€“9:00 Habeennimo
๐Ÿ“ X Spaces

Madasha ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ waxay ku qabanaysaa X Spaces qeybtii shanaad ee taxanaha doodaha, taas oo looga hadli doono mo...
29/08/2026

Madasha ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ waxay ku qabanaysaa X Spaces qeybtii shanaad ee taxanaha doodaha, taas oo looga hadli doono mowduuc ku saabsan: โ€œIskaashiga Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Hal-abuurayaasha Nuxurka ICT-da ee Horumarinta Wacyigelinta iyo Hal-abuurka Dhijitaalka ah.โ€

Mowduucan wuxuu diiradda saari doonaa:
โ€ข Kaalinta hal-abuurayaasha nuxurka ICT-da (ICT Content Creators) ee horumarinta aqoonta dhijitaalka ah iyo fahamka bulshada ee teknoolajiyadda.
โ€ข Adeegsiga baraha bulshada iyo aaladaha dhijitaalka ah si kor loogu qaado wacyigelinta ku saabsan teknoolajiyadda, Amniga Saybarka iyo hal-abuurka.
โ€ข Muhiimadda nuxurka dhijitaalka ah ee Af-Soomaaliga si macluumaadka teknoolajiyadda loo gaarsiiyo bulsho ballaaran.
โ€ข Fursadaha iyo caqabadaha haysta hal-abuurayaasha nuxurka ICT-da ee Soomaaliya.
โ€ข La-dagaallanka xogaha khaldan, marinhabaabinta iyo dhiirrigelinta adeegsiga masโ€™uuliyadda leh ee teknoolajiyadda iyo baraha dhijitaalka ah.
โ€ข Ka-qeybgelinta dhallinyarada ee teknoolajiyadda, xirfadaha dhijitaalka ah iyo hal-abuurka iyadoo la adeegsanayo nuxurka dhijitaalka ah.
โ€ข Xoojinta iskaashiga u dhexeeya hal-abuurayaasha nuxurka ICT-da, Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), xarumaha hal-abuurka iyo hayโ€™adaha kale ee ay khusayso.

Madasha waxaa marti ku ah:
โ€ข Mohamud Osman โ€” Aasaasaha Dugsiiye, ahna Arday PhD
โ€ข Yusuf Mohamed (Eng Yuyu) โ€” Hal-abuuraha Nuxurka Teknoolajiyadda iyo La-taliye Warbaahinta Dhijitaalka ah
โ€ข Mohamed Nur Hussein โ€” Aasaasaha iyo Soo-jeediyaha iM252
โ€ข Mohamed Abdiwali (Otaanga) โ€” Madaxa Hawlaha ee Astaan

Waxaa daadihinaysa: Nasra Bakaal
Kusoo biir X Space-ka NCA Digital Talks adoo gujinaya link-ga hoose:

https://x.com/i/spaces/1pKkOXDZNrYKj?s=20
๐Ÿ—“๏ธ Taariikh: 30 Agoosto, 2026
๐Ÿ•— Waqtiga: 8:00 PM โ€“ 9:00 PM Fiidnimo
๐Ÿ“ Goobta: X Spaces

๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฑ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐—๐š๐ฌ๐š๐ง ๐˜๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ, oo ah Maamulaha Irisehub, ayaa ka mid ah martida ka hadli doonta qeybtii afraad ee ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž...
17/08/2026

๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฑ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐—๐š๐ฌ๐š๐ง ๐˜๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ, oo ah Maamulaha Irisehub, ayaa ka mid ah martida ka hadli doonta qeybtii afraad ee ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ, taas oo looga hadli doono mowduuca: โ€œXoojinta Iskaashiga u Dhexeeya Xarumaha Hal-abuurka, Shirkadaha Curdinka ah (Startups) iyo Dowladda si loo Horumariyo Hal-abuurka Dhijitaalka ah iyo Ganacsiga.โ€

Si aad ugu biirto doodda ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ ee X Spaces, fadlan guji link-ga hoose:

https://x.com/i/spaces/1dGYlaBBDolKX?s=20

๐Ÿ—“๏ธ Taariikh: 17 Agoosto 2026
๐Ÿ•— Waqtiga: 8:00 PM (EAT)
๐Ÿ“ Goobta: X Spaces

๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข, oo ah Aasaasaha iyo Agaasimaha Maamulka ee Jamhuriya Incubation Center (JIC), ayaa ka mid ah martid...
17/08/2026

๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข, oo ah Aasaasaha iyo Agaasimaha Maamulka ee Jamhuriya Incubation Center (JIC), ayaa ka mid ah martida caawa ka hadli doonta qeybtii afraad ee ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ, taas oo looga hadli doono mowduuca: โ€œXoojinta Iskaashiga u Dhexeeya Xarumaha Hal-abuurka, Shirkadaha Curdinka ah (Startups) iyo Dowladda si loo Horumariyo Hal-abuurka Dhijitaalka ah iyo Ganacsiga.โ€

Si aad ugu biirto doodda ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ ee X Spaces, fadlan guji link-ga hoose:

https://x.com/i/spaces/1dGYlaBBDolKX?s=20

๐Ÿ—“๏ธ Taariikh: 17 Agoosto 2026
๐Ÿ•— Waqtiga: 8:00 PM (EAT)
๐Ÿ“ Goobta: X Spaces

๐ˆ๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐, oo ah Ku-simaha Agaasimaha SIMAD Innovation Lab, ayaa ka mid ah martida ka hadli doonta qeybtii afraad...
16/08/2026

๐ˆ๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐, oo ah Ku-simaha Agaasimaha SIMAD Innovation Lab, ayaa ka mid ah martida ka hadli doonta qeybtii afraad ee ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ, taas oo looga hadli doono mowduuca: โ€œXoojinta Iskaashiga u Dhexeeya Xarumaha Hal-abuurka, Shirkadaha Curdinka ah (Startups) iyo Dowladda si loo Horumariyo Hal-abuurka Dhijitaalka ah iyo Ganacsiga.โ€

Si aad ugu biirto doodda ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ ee X Spaces, fadlan guji link-ga hoose:
https://x.com/i/spaces/1wxWjlBmpRQJQ?s=20

๐Ÿ—“๏ธ Taariikh: 17 Agoosto 2026
๐Ÿ•— Waqtiga: 8:00 PM (EAT)
๐Ÿ“ Goobta: X Spaces

๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐—๐š๐š๐ฃ๐ข ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ (๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ข), oo ah Madaxa Arkaan Leadership and Innovation Hub , ayaa ka mid ah martida ka ...
16/08/2026

๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐—๐š๐š๐ฃ๐ข ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ (๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ข), oo ah Madaxa Arkaan Leadership and Innovation Hub , ayaa ka mid ah martida ka hadli doonta qeybtii afraad ee ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ, taas oo looga hadli doono mowduuca: โ€œXoojinta Iskaashiga u Dhexeeya Xarumaha Hal-abuurka, Shirkadaha Curdinka ah (Startups) iyo Dowladda si loo Horumariyo Hal-abuurka Dhijitaalka ah iyo Ganacsiga.โ€

Si aad ugu biirto doodda ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ ee X Spaces, fadlan guji link-ga hoose:

https://x.com/i/spaces/1dGYlaBBDolKX?s=20

๐Ÿ—“๏ธ Taariikh: 17 Agoosto 2026
๐Ÿ•— Waqtiga: 8:00 PM (EAT)
๐Ÿ“ Goobta: X Spaces

Madasha ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ waxay ku qabanaysaa X Spaces qeybtii afraad ee taxanaha doodaha, taas oo looga hadli doono mow...
15/08/2026

Madasha ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ waxay ku qabanaysaa X Spaces qeybtii afraad ee taxanaha doodaha, taas oo looga hadli doono mowduuc ku saabsan: โ€œ๐‘ฟ๐’๐’๐’‹๐’Š๐’๐’•๐’‚ ๐‘ฐ๐’”๐’Œ๐’‚๐’‚๐’”๐’‰๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐’– ๐‘ซ๐’‰๐’†๐’™๐’†๐’†๐’š๐’‚ ๐‘ฟ๐’‚๐’“๐’–๐’Ž๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฏ๐’‚๐’-๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’“๐’Œ๐’‚, ๐‘บ๐’‰๐’Š๐’“๐’Œ๐’‚๐’…๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ช๐’–๐’“๐’…๐’Š๐’๐’Œ๐’‚ ๐’‚๐’‰ (๐‘บ๐’•๐’‚๐’“๐’•๐’–๐’‘๐’”) ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ซ๐’๐’˜๐’๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐’”๐’Š ๐’๐’๐’ ๐‘ฏ๐’๐’“๐’–๐’Ž๐’‚๐’“๐’Š๐’š๐’ ๐‘ฏ๐’‚๐’-๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’“๐’Œ๐’‚ ๐‘ซ๐’‰๐’Š๐’‹๐’Š๐’•๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐’‚๐’‰ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ฎ๐’‚๐’๐’‚๐’„๐’”๐’Š๐’ˆ๐’‚.โ€

Mowduucan wuxuu diiradda saari doonaa:

โ€ข Kaalinta xarumaha hal-abuurka ay ku leeyihiin isbeddelka dhijitaalka ah ee Soomaaliya.
โ€ข Taageeridda shirkadaha curdinka ah (startups) iyo ganacsiga dhijitaalka ah.
โ€ข Dhisidda jiilka cusub ee hal-abuurayaasha iyo hoggaamiyeyaasha teknoolojiyadda.
โ€ข Helitaanka hagitaan, maalgelin iyo barnaamijyada kobcinta shirkadaha curdinka ah.
โ€ข Fursadaha la xiriira Garaad Gacmeedka (AI), Amniga Saybarka, fintech-ka iyo teknoolojiyadaha soo baxaya.
โ€ข Xoojinta iskaashiga u dhexeeya xarumaha hal-abuurka, jaamacadaha, shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo dowladda.
โ€ข Doorka siyaasadaha iyo nidaaminta ee taageeridda hal-abuurka iyo shirkadaha curdinka ah.
โ€ข Fursadaha iskaashi ee u dhexeeya Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), xarumaha hal-abuurka iyo bahda dijitaalka ah.

Madasha waxaa marti ku ah:

โ€ข Dr. Cabdiraxmaan Xasan Yuusuf โ€” Maamulaha iRise Hub
โ€ข Ismahaan Maxamedd โ€” Ku-simaha Agaasimaha SIMAD iLab
โ€ข Maxamaed Cabdi Cilmi โ€” Aasaasaha iyo Agaasimaha Maamulka ee Jamhuriya Incubation Center (JIC)
โ€ข Cabdullaahi Maxamed Xaaji Nuur (Siyaasi) Madaxa Arkaan Leadership & Innovation Hub

Waxaa daadihinaysa: Nasra Bakaal

Kusoo biir X Space-ka NCA Digital Talks adoo gujinaya link-ga hoose:
https://x.com/i/spaces/1dGYlaBBDolKX?s=20

๐Ÿ—“๏ธ Taariikh: 17 Agoosto, 2026
๐Ÿ•— Waqtiga: 8:00 PM โ€“ 9:00 PM Fiidnimo
๐Ÿ“ Goobta: X Spaces

Address

Hamar Wayne
Mogadishu
BN03010

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when NCA Digital Talks posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share