Hogol Media

Hogol Media DEGDEGSIIMO IYO HUFNAAN

02/10/2025

King Fahad garoon diyaaradeedka ugu weyn dunida oo dhan baxad ahaan.
Hogol Media

30/09/2025

Dunida maanta, gaadiidka korontada ku shaqeeya (EV cars) waxay noqdeen astaanta isbeddelka cusub ee tignoolajiyada.
Shirkadaha waaweyn sida Toyota,Tesla, BYD iyo Volkswagen ayaa hormuud ka noqday hal-abuurka, halka dowlado badan ay dhiirrigelinayaan dadka inay u wareegaan gaadiid Electric ga ah.

Hogol Media

29/09/2025

β€œShidaalka iyo gaaska dabiiciga ah Soomaaliya ee weli aan la taaban wuxuu xanbaarsan yahay rajo cusub oo koboc dhaqaale iyo mustaqbal ifaya. πŸ‡ΈπŸ‡΄βœ¨


Hogol Media

Xog Cusub: Shirkadda Microsoft ayaa hakisay isticmaalka adeegga Azure cloud oo ay adeegsan jirtay Laanta Unit 8200 oo ka...
26/09/2025

Xog Cusub: Shirkadda Microsoft ayaa hakisay isticmaalka adeegga Azure cloud oo ay adeegsan jirtay Laanta Unit 8200 oo ka tirsan Qaybta sirdoonka militariga ISR, kadib baaritaan ay sameeyeen +972 Magazine, Local Call, iyo The Guardian ayaa daaha ka qaaday in cutubkani uu ku keydiyay malaayiin wicitaan oo Falastiiniyiin ah, kuwaas oo loo adeegsaday kormeer, xarig iyo weerarro cirka ah.

Unit 8200 ayaa xogta si degdeg ah ugu wareejiyay Amazon Web Services (AWS), iyadoo Microsoft ay weli la shaqeynayso Waaxyo kale oo ka tirsan militariga ISR. Tani waxay ka dhigtay Microsoft shirkaddii ugu horreysay ee tignoolajiyada Mareykanka ah ee xaddida adeegyada militariga ISR, xilli caro caalami ah ka dhalatay dhimashada shacab badan oo lagu xasuuqay Qasa.

23/09/2025

πŸš€ Wararkii Ugu Cusbaa Ee Teknoolojiyadda Maanta

1️⃣ Google DeepMind β†’ AI-giisa Gemini 2.5 ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartanka barnaamij-bixinta caalamiga.
2️⃣ Meta Smart Glasses β†’ Muraayado cusub oo caqli leh oo gacanta lagu xakameeyo AR/AI.
3️⃣ Samsung β†’ One UI 8 update ayaa hadda soo baxay, Galaxy S25 & qalabkii h**e ayaa helaya.
4️⃣ UAE & Nvidia β†’ Waxaa la furay xaruntii ugu horreysay ee AI & robotics ee Bariga Dhexe.
5️⃣ Shiinaha β†’ Waxa uu mamnuucay chip-yada Nvidia, si loo xoojiyo warshadaha gudaha.
6️⃣ Nvidia + OpenAI β†’ Heshiis $100B ah si loo dardar geliyo AI jiilka cusub.

πŸ€– Teknoolajiyaddu waa mid si xawli ah isu beddeleysa!

Su,aal, Adiga maxaa kaa yaabiyay?

✨ Mustaqbalka tiknoolajiyada waa halkan!Qalabka casriga ah, AI iyo dunida digital-ka waxay nolosha ka dhigayaan mid fudu...
17/09/2025

✨ Mustaqbalka tiknoolajiyada waa halkan!
Qalabka casriga ah, AI iyo dunida digital-ka waxay nolosha ka dhigayaan mid fudud oo xiiso leh.

πŸ’‘ Shaqooyin si toos ah u socda
πŸ’‘ Fursado ganacsi oo aan xuduud lahayn

Tiknoolajiyadu waa safar, adiguna waxaad ka mid tahay rakaabka πŸš€

14/09/2025

Wecyigelin "HALISTA TAHRIIBKA"
Hogol Media
wecyigelin

13/09/2025


β€œMuuqaalka aan abuurno, waa xusuus waarta.”














πŸŒ… Subax walba waa bilow cusub!Ha u oggolaan wixii shalay dhacay inay kaa hor istaagaan inaad maanta guulaysato.Kalsooni ...
13/09/2025

πŸŒ… Subax walba waa bilow cusub!
Ha u oggolaan wixii shalay dhacay inay kaa hor istaagaan inaad maanta guulaysato.
Kalsooni yeelo, dadaal, Alle ku kalsoonow – natiijada waa guul. πŸ’ͺ🌸

πŸ‘‰ Xasuuso: tallaabo yar oo aad maanta qaaddo waxay kuu dhoweyn kartaa riyo weyn berrito. πŸš€

30/08/2025

Shaqo raadinta & talooyinka dhalinyarada
Hogol Media

26/08/2025

"Waxbarashadu Waa Furaha Mustaqbalka"
"Wacyigaagu Waa Awoodaada"
Hogol Media
:Our Portfolio
production

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hogol Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hogol Media:

Share