Jaale janogalle

Jaale janogalle Noloshu kuma qasbana in ay in ay ina siiso waxa aynu filayno

20/09/2023
03/09/2023

Welcome 🙏 SOM MEDIA GROUP

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed (General Xijaar) ayaa maanta Taliyaha Qaybta Guud ee ...
11/10/2022

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed (General Xijaar) ayaa maanta Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir iyo fadhiyada hoos yimaadda u magacaabay G/le Sare Mahdi Cumar Muumin.

Mahdi waa shaqsi shaqo adag kasoo qabtay Galmudug, laguna yaqaan waxqabad iyo xirfad sare oo ku aaddan sugidda amniga, wuxuuna beddelayaa Taliyihii h**e ee Qeybta Guud Marxuum Janaraal Farxaan Maxamuud oo dhiiggiisa u huray in bulshada caasimadda Muqdisho ku noolaadaan nabad.

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jaale janogalle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Jaale janogalle:

Share