Mowliid Mumin

Mowliid Mumin Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mowliid Mumin, maka-al mukarama, Mogadishu.

26/09/2025

Kulan u dhaxeeya xildhibaano ka tirsan baarlamaanka iyo madaxda madasha samatabixinta ayaa ka dhacaya hotelka Jasiira ee Muqdisho

Waar aanu helnay ayaa sheegaya in kulankaan la doon la doonayo in lagu baajiyo banaanbaxa mucaaradku qorshaynayo inay birri qabtaan.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco haddii Eebbe idmo

25/09/2025

Diyaar ma tihiin? Wabillaahi Towfiiq.

DEGDEG:- Dowladda oo gaadiid dagaal soo dhigtay baraha korontool ee Mucaaradka guryahooda laga galo, iyo xaalad kacsanaa...
25/09/2025

DEGDEG:- Dowladda oo gaadiid dagaal soo dhigtay baraha korontool ee Mucaaradka guryahooda laga galo, iyo xaalad kacsanaan ah oo taagan, dagaalna isku badali karta.

Sawiradan idiin muuqda oo Mucaaradka aanu ka helnay ayaa muujinaya baraha gaadiidka laga hubiyo ee laga galo air port ka Aadan Cadde oo gaadiid dagaal lasoo dhigay.

Ujeedada dowladda ee gaadiidkan dagaal loosoo dhigay ayaa ah iney lascodaan Mucaaradka iyo hubka u gudbaya ama ay heystaan, waxaana Ciidamo kale oo gaaf wareeg ah la dul dhigay goobaha ay daggan yihiin Mucaaradka iyo halka ugu weyn ee ay ku shiraan.

Mucaaradka ayaa aaminsan in dowladdu waddo daadaansi dagaal, halka dowladduna sheegtay iney xakameynayso hubka Mucaaradka iyo magaalada iney ku dhex sitaan.

Xaaladda baraha kontorool ee Mucaaradka ku dhow oo dowladdu keentay gaadiid dagaal, daqiiqad kasta dagaal ayaa ka dhex qarxi kara, haddii aan la helin xal waara.

25/09/2025

“Afgambi”.. Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo falkii shalay ku tilmaamay afgambi dowladeed. Isagoo tilmaamay…semore

24/09/2025

DEG DEG: Dagaal ka.socdo Siinaay.

24/09/2025

Degdeg: Madaxweyne Sheikh Shariif oo hadda gaarey Suuqa Siinaay ee maanta dadka lagu garaacay.

23/09/2025

Waxaa lagu soo eedeeyay saxiixa qaliin ayasan xaq u lahayn Maxk**adda Ciidamada

22/09/2025

Dilka Sargaal Xiggeen ka Tirsanaa XDS oo ay Duubtay CCTV CAMERA & Garmaqalka Maanta.

22/09/2025

DEG DEG: Dowladda Ingiriiska oo noqotay dowladdii ugu horeysay oo aqoonsatay dowladda Falastiin.

22/09/2025

DEG DEG: Dab ayaa hadda ka kacay Suuqa Waheen Ee hargeysa.

22/09/2025

Tiktok gariir weynbaa ka socda!

22/09/2025

2025: Mooryaanimo dalkan k**a shaqeyneyso, dhulka dowladana halaga guuro.

Address

Maka-al Mukarama
Mogadishu
BANAADIR

Telephone

+252612461197

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mowliid Mumin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Mowliid Mumin:

Share