Daru-Tacliim primary & secondary school

Daru-Tacliim primary & secondary school Welcome to DARU-TALIM P.S.S

Harso Hooska Aqoonta

10/01/2023
Waxaan U mahadcelinayaa Walaalaha sida gaarka ah u caawiya Dugsiga Daru-Tacliim gaar ahaan Hay'adda Samafalka Elcider  T...
06/01/2023

Waxaan U mahadcelinayaa Walaalaha sida gaarka ah u caawiya Dugsiga Daru-Tacliim gaar ahaan Hay'adda Samafalka Elcider Turkey ,

Past days ::: Teachers day
15/12/2022

Past days ::: Teachers day

Han Iyo Hiigsi
15/12/2022

Han Iyo Hiigsi

Mid term Exam results
20/02/2022

Mid term Exam results

Ogeysiis waxaa la ogeysiinaa Dhamman Ardayda Dugsiga Daaru Tacliim  In Maalinta berito ah uu si toos ah u bilaaban doono...
17/12/2021

Ogeysiis waxaa la ogeysiinaa Dhamman Ardayda Dugsiga Daaru Tacliim In Maalinta berito ah uu si toos ah u bilaaban doono imtixaanki dhexe ee sanad dugsiyeeda 2021-2022

Qaybaha galab iyo subax ee dugsiga waxa uu imtixaanku dhacayaa Gelinka subax

Halkanna waxaa ku xusan Jadwalka imtixaanka

idin rajeyneynaa Guul inshalh

21/11/2021

Happy teacher,s day

Bismillah Maanta oo ay Taariikhdu Tahay 21 la Nofember ahna Maalinka macallinka soomaaliyeed ,Dugsiga Hoose ,Dhexe iyo s...
21/11/2021

Bismillah

Maanta oo ay Taariikhdu Tahay 21 la Nofember ahna Maalinka macallinka soomaaliyeed ,Dugsiga Hoose ,Dhexe iyo sare Ee -Tacliim waxa uu Farxada maalinkan La wadaagayaa Bahda waxbarshada dalka ,gaar ahaan Macalliminta Soomaaliyeed gaar ahaan Kuwooda Dugsiga -Tacliim

Maamulaha Xafiiska dugsiga Daaru-Tacliim waxa uu Maalinkan weyn Awgiis Fasax gelinaya Qaybta Dugsiga iyo Xanaanada ee Dugsiga -Tacliim .

21 Nofember Maalinka Macallinka Soomaaliyeed

Waxaan maanta Ardayda Agoonta ah ee dugsiga Dhigta gudoonsiinay khamiisyadii ay ku dhigan lahaayeen Qaybta dugsiga Quraa...
06/11/2021

Waxaan maanta Ardayda Agoonta ah ee dugsiga Dhigta gudoonsiinay khamiisyadii ay ku dhigan lahaayeen Qaybta dugsiga Quraanka ah

Address

Dayniile
Mogadishu
WARLALISSTREET

Telephone

+252610436700

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daru-Tacliim primary & secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Daru-Tacliim primary & secondary school:

Share

Category