NMRA Somalia

NMRA Somalia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from NMRA Somalia, Government Organization, ​A Corso Somalia Street, Shangani, Mogadishu.

The Somalia Interim NMRA Under the Ministry of Health, FGS regulates the quality, safety, and effectiveness of medical products, herbal medicines, food supplements, to***co products, and cosmetics marketed in Somalia.

Ramadaan Mubarak 🌙 .
17/02/2026

Ramadaan Mubarak 🌙 .

17/02/2026
06/02/2026

Khudbadda uu Wasiirka Caafimaadka JFS Hon.Dr. Ali Haji Adam ka jeediyay shirka Golaha Fulinta ee Hay'adda Caafimaadka Aduunka kuna hadlayay Magaca Gobolka WHO EMRO ayaa ka hadlay dhibaatada ku hayaan daawooyinka been abuurka iyo kuwa tayadooda hoosayso gobolka.

WHO Somalia Faarah Sharawe Ministry of Health- Somalia

Fadlan dhagayso

21/01/2026
10/01/2026
03/01/2026
03/01/2026

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay yeesheen ku ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Daawada.

Hindisahaas waxaa oggolaaday 141 xildhibaan, hal xildhibaan ayaa ka aamusay, mana jirin xildhibaan diiday.

Address

​A Corso Somalia Street, Shangani
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when NMRA Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to NMRA Somalia:

Share