Xisbiga Soomaalida Cusub

Xisbiga Soomaalida Cusub Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xisbiga Soomaalida Cusub, Political Party, Mogadishu.

Xisbiga waxa ay u taagantahay in helidda Dowlad Soomaaliyeed oo ku dhisan sareynta sharciga ama Caddaaladda Bulshada, Xoojinta Midnimada Dalka, Daadejinta Federaalka iyo Awoodaha Maamulka Dowliga ah ee Guud ahaan Dalka, Dhisidda Aqoonta bulshada Himilada Xisbiga waxa ay u taagan tahay in la soo celiyo Wadaniyadii, Sharaftii iyo Karaamadii Dalka iyo Ummadda, ka wacyi gelinta bulshada qabyadda iyo Afkaarta ama Aydiolojiyadda ku dhisan gacan ka hadalka iyo ku Abuurista Bulshada dareen Waddaninimo

WAR-SAXAAFADEED
21/04/2025

WAR-SAXAAFADEED

Maanta oo ay tarikhdu tahay 8/4/2024 Waxa xilka xoghaya guud ee xisbiga soomaalida cusub loo magacabay Mudane Cabdikafi ...
10/04/2025

Maanta oo ay tarikhdu tahay 8/4/2024 Waxa xilka xoghaya guud ee xisbiga soomaalida cusub loo magacabay Mudane Cabdikafi Cabdullahi Maxamud kaas oo leh waayo-aragnimo ballaaran oo ku aaddan siyaasadda iyo hoggaaminta.
Mahadsanidiin

Eid Mubarak dhamaan umada soomaaliyeed
12/05/2021

Eid Mubarak dhamaan umada soomaaliyeed

Xisbiga Soomaalida cusub waxa uu hambalyeenayaa dhammaan ummada Islaamka dhalashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxaan...
12/04/2021

Xisbiga Soomaalida cusub waxa uu hambalyeenayaa dhammaan ummada Islaamka dhalashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxaanan Ilaahay ka baryaynaa inuu dhammaanteen inaga aqbalo acmaasha saalixa ah, Bishan bisheedana inagu gaadhsiiyo cimri-dherer, caafimaad-qab iyo cibaado suubban. Ramadaan Mubarak.

Kadib dhowr maalmood oo kulamo joogta ah noo socdey waxaan maantay soo saarnay warmurtiyeed ku saabsan xaalada dalku mar...
23/02/2021

Kadib dhowr maalmood oo kulamo joogta ah noo socdey waxaan maantay soo saarnay warmurtiyeed ku saabsan xaalada dalku marayo maantay, waxaan dowlada somaaliya ka codsanaynaa in ay dhagaysato baaqa xisbiyada dalka, baaqa shacabka iyo baaqa siyaasiyiinta iyo waxgaradka somaaliyeed ay soo jeedinayaan Xisbiga Soomaalida Cusub wuxu shacabka Somaliyeed u rajayanayaa nabad galyo waarta Horumar iyo waxqabad wanagsan.

30/12/2020

Xisbiga Soomaalida Cusub

Maantaa oo tariikhdu tahay 30/12/2020 Malin Arbaco ah , Anakoo Tixraaceeno Dastuurka Ku-meel Gaarka ee qaranka Soomaaliya Qodobka 10aad. Karaamada Aadanaha Farqadiisa (3) Awoodda Dowladda waa in aan marnaba loo isticmaalin meel ugu dhicida karaamadda Aadanaha, qaatasan dadka degan Gobolka Hiiraan, hadaba waxa aan canbaareynenaa caburinta lagu haayo Reer Hiiraan.Waxaan ugu digaynaa Dawladda Federaalka in ay ka joojiso caburinta ay ku heyso dadka Reer Hiiraan taasoo oo keeni karta cawaaqib fool xun. Hadaba waxa aan soo jeedineenaa in dhibaatadda ka jirta Hirshabeelle lagu dhameeyo wadahadal iyo is afgarasho ee dowladda federaalkane ka noqoto dhexdhexaad.

Wabillahi Towfiiq

Address

Mogadishu

Telephone

+252614480967

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xisbiga Soomaalida Cusub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Xisbiga Soomaalida Cusub:

Share