Maxamed qorsheeye

Maxamed qorsheeye shactarada aduunka

M,a hanbalyo alhana idinka dhiga kuwi gaara hadaf kooda
27/08/2022

M,a hanbalyo alhana idinka dhiga kuwi gaara hadaf kooda

25/08/2022

Sheeg far qiga udhexeyo ashqaraar
ama kaag
an fariir

25/08/2022

Jumca wanaagsan
Haley soo duceeyo asxaabata qadka ayaa igaxune

20/08/2022

Tani waa murugu

20/08/2022
20/08/2022

Yaab badanaa

انا لله وانا اليه  راجعون Allaha unaxariisto abwan maxamed Ibrahim Warsme hadraawi  Waxyaabaha aan ku xasuusan doona wax...
18/08/2022

انا لله وانا اليه راجعون
Allaha unaxariisto abwan maxamed Ibrahim Warsme hadraawi
Waxyaabaha aan ku xasuusan doona waxaa kamid ah maansadaan

Noloshu waa madawdahay
Marin seegan baa yaal
Mahadhooyin baa yaal
Iyo maado farabadan
Maya iyo mayaa taal
Maya iyo wir baa taal
Muruq iyo car baa taal
Mukur iyo qab baa yaal
Ismaroorin baa taal
Makri iyo dhac baa yaal
Mixnad iyo shil baa yaal
Makal iyo dil baa yaal
Mallaf iyo dulmaa yaal
Madfac iyo hub baa yaal
Dhagar iyo mir baa taal
Maryo dhiig leh baa yaal
Midib iyo xin baa yaal
Marre iyo fal baa yaal
Musuqmaasuq baa yaal
Marag beena baa yaal
Macsi iyo kufraa yaal
Dhir la muudsadaa taal
Shar la miisto baa yaal
: rabi janada hakawaraabiyo aan uwada ducayno abwaanka

Jacaylku waa yaab leeyahay
16/08/2022

Jacaylku waa yaab leeyahay

Address

Yaqshiid
Mogadishu
MXDQ6925

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed qorsheeye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Maxamed qorsheeye:

Share