Abdallah kaarshe

Abdallah kaarshe Deputy Director General of Mogadishu port Authority

01/05/2026
Waxaan shalay ka qayb galay daahfurka iyo xarig-ka-jarista dhismaha xarunta dhexe ee Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Bad...
23/04/2026

Waxaan shalay ka qayb galay daahfurka iyo xarig-ka-jarista dhismaha xarunta dhexe ee Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Badda JFS

Waa guul gaar ah in 26 sano kadib wasaaraddu ay yeelatay xarun casri ah oo si heersare ah loo qalabeeyey. Waxa sidoo kale sharaf ahayd in xarigga uu ka jaray Madaxweynaha JFS, Mudane Dr Hassan Sheikh Mohamud.

Waxaan bogaadinayaa dadaalka Hoggaanka wasaaradda, oo uu ugu horreeyo Wasiirka Wasaaradda, Mudane Abdulkadir Mohamed Nur.

Mogadishu Port Authority

18/04/2026
Wareysi aan siiyey Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed oo ku saabsan booqashadii wafdigii ka yimid dalka Cumaan ee shirkad...
16/04/2026

Wareysi aan siiyey Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed oo ku saabsan booqashadii wafdigii ka yimid dalka Cumaan ee shirkadda ( GISMCO ) Ee Dekadda Muqdisho.

5 likes, 1 comment. "Maareeye Kaarshe“Booqashadan wafdiga Cumaan ee Dekedda waxay u noqon doontaa fure mashariic oo cusub"

15/04/2026

Address

Hamar Jajab
Mogadishu
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdallah kaarshe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share