Shucaib Mo Quuri

Shucaib Mo Quuri Official account of shucaib Mohamed Quuri politics & journalism

30/05/2026

Baydhabo iyo duqa lafilayo inuu madaxweyne ku soo baxo

30/05/2026

To day and villa somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

Kani waa Madaxweynaha Ivory Coast Alassane Quataraa oo ku sugan  Muzdalifah. Halkaan oo uu ujoogo acmaasha Xajka  k**a j...
29/05/2026

Kani waa Madaxweynaha Ivory Coast Alassane Quataraa oo ku sugan Muzdalifah.
Halkaan oo uu ujoogo acmaasha Xajka k**a jirto kala sarreyn iyo hab maamus gooni ah oo madaxda lagu ilaaliyo.

Qof walba wa khayrdoon Allah ayuuna baryayaa.

28/05/2026

Hadda dalbo oo Hadda hel adeegga green mart waliba si dhaqsa ah

28/05/2026

Magaalada Muqdisho oo habeenkii 2aad si weyn looga dareemayo damaashaadka iyo farxadda munaasabadda Ciidda.

Shucaib Mo Quuri

Eid wanagsan ayaa idinlehay dhamantin eidaan ideeda kuwiii nabad kugaara allaah hanaga dhigo  nabada caaasumada hala ila...
26/05/2026

Eid wanagsan ayaa idinlehay dhamantin eidaan ideeda kuwiii nabad kugaara allaah hanaga dhigo nabada caaasumada hala ilaashado

25/05/2026

Caasimadda waxay lee dahay amniga aan wada ilaashano

WAR CUSUB: Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar ayaa xaqiijisay in kabadan 20 muwaadin oo Soomaali ah in lagu xayiray ga...
24/05/2026

WAR CUSUB: Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar ayaa xaqiijisay in kabadan 20 muwaadin oo Soomaali ah in lagu xayiray garoonka diyaarada magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar.

Sidookale waxay sheegtay safaaraddu in laga soo celiyay dalka Masar muwaadiniin qaarkood arrimo caafimaad u aaday dalkaas, kadib markii ay isticmaaleen nidaam dal ku gal oo ay joojisay dowladdu.

Lama cadeyn sababta loogu ogolaaday muwaadiniinta in ay ku safraan nidaamkan hadii ay joojisay Dawladda Soomaaliya.

24/05/2026

Ganacsade Ina Jabuutawi iyo Bun maxaa kala qabsaday.πŸ˜‚πŸ˜‚

22/05/2026

Nin go'aan leh oo balaayo karaacday
Shul iyo shal ayuu galay

Address

Quuri
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shucaib Mo Quuri posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share