Xisbiga Tubta Horumarka Iyo Nabadda

Xisbiga Tubta Horumarka Iyo Nabadda Ku Soo Dhawaaada Xisbiga Tubta Horumarka Iyo Nabadda

Waa mape kii h**e, iyo mape ka  cusub.Guul usoo Hoyatay umada somaliyeed.Hambalyo
12/10/2021

Waa mape kii h**e, iyo mape ka cusub.
Guul usoo Hoyatay umada somaliyeed.

Hambalyo

01/10/2021

Gudoomiyaha Xisbiga Tubta Horumarinta iyo Nabada ahna Musharax Madaxweyne Somalia. 2021/2025
Hussein Hassan Nuur..
Hussein waa Nin aqoon yahan ah, xog ogaal u ah xaalada Dalkeena Somalia maraya, waddaniyada ku weyn tahay.
Ka Samata bixin Kara Aqabadaha haysta Dalkeena.
Soo dhawoow Mudane

Inna Lillaahi waa inaa ileehi rajicuun, Tacsi, XIsbiga Tubta Horumarka & Nabada waxuu Tacsi tiiraanyo leh u dira Ahelada...
22/02/2021

Inna Lillaahi waa inaa ileehi rajicuun, Tacsi, XIsbiga Tubta Horumarka & Nabada waxuu Tacsi tiiraanyo leh u dira Ahelada, Tageerayaasha Xisbiga & Ummada Soomaaliyeed.
Geeriddi ku timid Allah u naxariiste Xoghayaha Xisbiga Pro: Maxamed Yusuf oo maanta ku geeriyooday Xamar.

21/11/2020

Shirka Todobaadlaha ah ee Ururka haweenka Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda

08/11/2020

Shirka Todobaadka ee Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda oo arrimo muhiim ah Looga hadlay.

28/10/2020

Waa hogaamiye Aqoon leh, wadani daacad ah Rabi Qaabka Siyaasadda Somaliyana inuu isbedel dhaqan dhaqaalle ku sameeyo isagoo tallo Saaranayo Allahii Abuuray iyo Awoodiisa Aqooneed

Guuleyso Mudane
24/09/2020

Guuleyso Mudane

Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda waxaa uu soo dhawaynayaa kalsooni siinta coda aqlabiyada leh ay golaha shacabka ku siiyeen raisul wasaare Maxamed xuseen rooble.

Raisul wasaare Maxamed xuseen rooble waxaa umada soomaaliyeed ay kaa sugayaan balalanqaadyada muhiimka ah ee aad samaysay haba ugu h**eeyaan amniga iyo doorashada inaad ka dhabayso .

Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda waxaa uu alle u waydiinayaa wasiirka koowaad ee dalka in uu u fududeeyo howlaha muga leh ee horyaala.

Wabilaahi towfiiq

Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda.

Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda waxaa uu soo dhawaynayaa kalsooni siinta coda aqlabiyada leh ay golaha shacabka ku s...
24/09/2020

Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda waxaa uu soo dhawaynayaa kalsooni siinta coda aqlabiyada leh ay golaha shacabka ku siiyeen raisul wasaare Maxamed xuseen rooble.

Raisul wasaare Maxamed xuseen rooble waxaa umada soomaaliyeed ay kaa sugayaan balalanqaadyada muhiimka ah ee aad samaysay haba ugu h**eeyaan amniga iyo doorashada inaad ka dhabayso .

Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda waxaa uu alle u waydiinayaa wasiirka koowaad ee dalka in uu u fududeeyo howlaha muga leh ee horyaala.

Wabilaahi towfiiq

Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda.

https://www.facebook.com/102432214671035/posts/177786063802316/?sfnsn=mo&extid=HyhXfIiqdCnSIKvY
18/09/2020

https://www.facebook.com/102432214671035/posts/177786063802316/?sfnsn=mo&extid=HyhXfIiqdCnSIKvY

Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda oo si dhow ula socda xaalada siyaasadeed dalka waxaa uu soo dhawaynayaa isfahamkii Hoggaanka dalka ay ku gaareen shirarkii maalmahii ugu dambeeyay uga socday caasimada muqdisho.

Sidoo kale Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda waxaa uu bogaadinayaa madaxwayne farmaajo oo u magacaabay mudane Maxamed xuseen rooble raisul wasaaraha cusub ee dalka alle waxaan uga baryaynaa in uu la garab galo howlaha culus ee horyaala.

Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda.

Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda oo si dhow ula socda xaalada siyaasadeed dalka waxaa uu soo dhawaynayaa isfahamkii  ...
18/09/2020

Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda oo si dhow ula socda xaalada siyaasadeed dalka waxaa uu soo dhawaynayaa isfahamkii Hoggaanka dalka ay ku gaareen shirarkii maalmahii ugu dambeeyay uga socday caasimada muqdisho.

Sidoo kale Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda waxaa uu bogaadinayaa madaxwayne farmaajo oo u magacaabay mudane Maxamed xuseen rooble raisul wasaaraha cusub ee dalka alle waxaan uga baryaynaa in uu la garab galo howlaha culus ee horyaala.

Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda.

Address

Wadajir, District Lami Yamaha Zoobe Aga Gaarka Aden Adde Hospital
Mogadishu
6456

Telephone

+252619716886

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xisbiga Tubta Horumarka Iyo Nabadda posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share