Maamulka Degmada Ceelbuur

Maamulka Degmada Ceelbuur waa page-ka rasmiga ah ee maamulka Degmada Ceelbuur, waxaad kala socon doontaa xog walba oo ku sabsan

Maamulka Degmada Ceelbuur  oo uu hogaaminaayo Gudoomiye Col. Nuur Xasan Guutaale Guutaale  ayaa munaasabad casho iyo afu...
04/04/2023

Maamulka Degmada Ceelbuur oo uu hogaaminaayo Gudoomiye Col. Nuur Xasan Guutaale Guutaale ayaa munaasabad casho iyo afur isugu jirta usameeyay dhalin yarada degmada ceelbuuur, gudoomiyaha ayaaa ku dhiiri galiyay bahda dhalin yarada in ey u istaagaan sidii eey dadkooda iyo degankooda ugu shaqeyn lahaayeen.

" Wada jirka dhalin yarada ayaa ah wadada guusha ee deegaanka iyo dadka......."

02/03/2023
02/03/2023

Gudoomiyaha Degmada Ceelbuur Col. Nuur Xasan Guutaale Guutaale ayaa Ka Warbixiyay Xaaladiisa Caafimaad, Xaalada Shacabka Degmada Ceelbuur, Howlgalka Lagu Xoreynaayo Degmada Ceelbuur iyo Deegaanada Hoostaga, sidookale Gudoomiyaha ayaa Baaq udiray Dadka Deegaanka Ineey Iska Dulqaadaan Kooxda Khawaarijta Siina Diyaargaroobaan.

17/11/2022

15 sano oo lasoo dhaafay ugaar ayaan ahaa, guri keygaa iyo islaan teydaa midna lama seexan.
Gudoomiye Nuur xasan Gutale.

Gudoomiyaha Degmadda Ceelbuur korneyl Nuur Xasan Gutaale oo eey wehliyaan qaar kamidb saraakiisha iyo ciidanka dib uxore...
17/11/2022

Gudoomiyaha Degmadda Ceelbuur korneyl Nuur Xasan Gutaale oo eey wehliyaan qaar kamidb saraakiisha iyo ciidanka dib uxoreynta Deeganadda Cadawgu heesto ayaa maanta kusoo dhaweeyay Degmadda maxaas, xidhibaaano iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda fedaralka somalia.

09/11/2022

Gudoomiye Korneyl Nuur Xasan Gutale, oo ka mid ah saraakiisha ciidanka Dib uxoreynta Dadka iyo Deegaanka Oo uwaramay Idaacadda BBC-da.

"Ama Geeri Aakhiro ama Guusha Nololeed.Shacabka Degmada Ceelbuur garab istaaga Ciidankiina.
09/11/2022

"Ama Geeri Aakhiro ama Guusha Nololeed.
Shacabka Degmada Ceelbuur garab istaaga Ciidankiina.

Address

Ceelbuur, Galgaduud
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maamulka Degmada Ceelbuur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share