Horumarinta Dhallinyarada Gaafow

Horumarinta Dhallinyarada Gaafow waa Urur ka shaqeeya horumarinta danaha dhallinyarada Xuseen Codweyne

06/05/2022

jimca wangsan

Shaqo Waxaa Ugu Fiican Mida aad Baratay Inaad Ku Shaqeyso.Hambalyo . MOHAMED  MUUSE HASSAN  Oo loo Magacaabay Agaasimaha...
30/03/2022

Shaqo Waxaa Ugu Fiican Mida aad Baratay Inaad Ku Shaqeyso.

Hambalyo . MOHAMED MUUSE HASSAN Oo loo Magacaabay Agaasimaha Waaxda Ganacsiga Beeraha iyo hormarinta Suuqa Ee Wasaarada Beeraha Galmudug.
Waxaan Leenahay Masuuliyada laguu igmaday allaha kuu fududeeyo Waxaan aaminsanahay ineey Shaqadaan tahay Xirfadaada Hormarineed Ee Beeraha iyo Wax Soo Saarkooda.

19/03/2022

Hambalyo iyo Bogaadin

Bismillaahi Raxmaani Raxiim,
Maanta oo ay taariikhdu tahay 19/03/2022,

Ururka Horumarinta dhallinyarada Xuseen Codweyne ee ( Gafow Youth Development) waxa uu bogaadinayaa doorashadii kaalinta dhallinyarada Abakar Majabe ee ey shalay doorasho daah furan oo aan cid gaar ah loo xirin ayna ka wada qeyb qaateen wakiillo ka kala socday 4ta jilib ee Abakar ku doorteen Gudoomiyaha LABADA sano ee soo socota dhallinyarada u adeegi doona Inshaa Allah.

Sidoo kale Horumarinta Dhallinyarada Gaafow waxa ay gudiggii farsamada ee usoo dhabar adeygay ka miro dhalinta himilada hooggaanka dhallinyarada iyo 4ta Guddoomiye ee ku garabka taagnaa gaaarista hiigsigaan fog uga mahad celineysaa sida xilkasnimada leh ee ay howshaas culus usoo gutteen.

Ugu dambeyntii Heyadda Horumarinta Dhallinyarada Gaafow waxa ay hambalyo u direysaa Gudoomiyaha Cusub ee la doortay Mudane Abubakar Dahir Mohamed waxaana Alle uga baryeynaa in uu xilkaas Alle ku ceeb asturo.
Alle ayaa mahadleh
Md. Gud. Ahmed Hassan Kulmiye

10/03/2022

Jimca wanaagsan Bulshada Xuseen Codweyne

Address

Makkah Al-Mukarrama
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horumarinta Dhallinyarada Gaafow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category