28/05/2026
๐๐ฎ๐ฌ๐ก๐๐ซ๐๐ฑ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐๐ก๐ข๐๐๐๐ง ๐ ๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐ฐ๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐๐๐ ๐๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐
๐๐๐๐ฅ๐๐ฑ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐๐ข๐ง ๐๐ฎ๐ซ๐ก๐ฎ๐ฆ.
Maanta waxaan cod iyo taageero buuxda u muujineynaa musharaxa xilka xildhibaanimada Golaha Wakiillada dowlad gobaleedka Hirshabelle.
Saalax Hussein Jurhum waa shaqsi leh karti, hufnaan, iyo aragti fog kaas oo bulshada wax badan u qaban kara.
Waxaan shacabka ugu baaqaynaa in ay codkooda siiyaan musharax ka shaqeyn kara cadaalad, horumar, iyo matalaad dhab ah.
Codkaagu waa mustaqbalkaaga โ taageer musharaxa mudan kalsoonida shacabka.
Kullankaani wuxuu ahaa kullan gaaban oo lagu dhiira-gelinayay xildhibaanka iyadoo lagu kala warqaaday.