UDM Bogga rasmiga ah ee ururka Dhalinyarada Maxamuud Hiraab(Duduble).

20/10/2025

Dhalinyarada Beesha Maxamud-Hiraab Oo War Saxaafadeed Kasoo Saaray Dhacdadii Ka Dhacday Deegaanka Baalal-Dheer Ee Degmada Xiindheere.

14/10/2025

Hadal jeedintii Gudoomiye Abdimalik Abdullahi Isse ee xafladii Caleema saarka Gudoomiyaha Dhalinyarada Beesha Celi waxadsame gudoomiye Guure Jiiceey isagoona ka tacsiyeey Falkii aadka u foosha xumaa ee ka dhacay deegan hoostaga degmada Xiindheere

β€Ž π—§π—”π—–π—¦π—œ π—§π—œπ—œπ—₯𝗔𝗔𝗑𝗬𝗒 π—Ÿπ—˜π—›Waxaan ka tacsiyeynayna dhacdada foosha xun ee lagu laayey hooyo iyo saddexdeedagabdhood ee ka dhac...
09/10/2025

β€Ž π—§π—”π—–π—¦π—œ π—§π—œπ—œπ—₯𝗔𝗔𝗑𝗬𝗒 π—Ÿπ—˜π—›

Waxaan ka tacsiyeynayna dhacdada foosha xun ee lagu laayey hooyo iyo saddexdeeda
gabdhood ee ka dhacday Deegaanka Baalal-dheer ee hoostaga Degmada Xiindheere ee
Gobolka Galgaduud.

Waxaan laamaha amniga Galmudug iyo dowladda Fedaralka ka codsaneynaa in
cadaalada la horkeeno dadkii falkaa argagaxa leh ee beni aadanimada ka baxsan
geystay.

Warsaxaafadeed ku saabsan Natiijadii DoorashadaGuddiga Doorashada Ururka dhalinyarada Maxamud Hiraab ( UDM ) isagaoo ka ...
20/09/2025

Warsaxaafadeed ku saabsan Natiijadii Doorashada

Guddiga Doorashada Ururka dhalinyarada Maxamud Hiraab ( UDM ) isaga
oo ka duulaya masuuliyada culus ee ka saaran qabashada doorashada waxa uu halkaan ku soo gudbinayaa warsaxaafadeed ku saabsan doorashadii ka dhacday Hall-ka Beerta Nabadda taariikh-duna ay ku asteesneed 19/9/2025.
Waxaa Doorashada ku tartamay Musharaxiinta kala ah

1. Abdiweli Mohamed Diriye (Nageeye)
2. Mire Mohamed Ali ( Ilkacase)
3. Yusuf Abdulle Abdi (Jalaqle)
4. Hani Hussien Ali

Waxaana wareegga kowaad ku soo baxay Musharaxiinta kala ah: Abdiweli Mohamed Diriye iyo Yusuf Abdulle Abdi sidoo kale waxaa qaab gacan taag ah ku guuleystay gudoomiye Ku xigeenka Dhalinyarada Maxamuud Hiraab Mrs Hani Hussien Ali.

Waxaana wareegga Labaad ee doorashada u gudbay Musharaxiinta kala ah Abdiweli Mohamed Diriye (Nageeye) iyo Yusuf Abdulle Abdi (Jalaqle).

Sidaa darteed go,aanka K**a dambeesta ah ee gudiga doorashada iyo Golaha Shuuradda ee UDM waxa uu halkaan ku cadeynayaa in uu gudoomiyaha rasmigga ah ee Dhalinyarada Maxamuud Hiraab UDM uu yahay Mudane Abdiweli Mohamed Diriye (Nageeye).

Warqadan waxaa si wada jira usoo saaray gudiga doorasha iyo golaha shuurada Dhalinyarada UDM

HABRAACA DOORASHADA UDM 2025Guddiga Doorashada Ururka Dhalinyarada Maxamuud Hiraab (UDM) waxa uu shaacinayaahabraaca doo...
18/09/2025

HABRAACA DOORASHADA UDM 2025

Guddiga Doorashada Ururka Dhalinyarada Maxamuud Hiraab (UDM) waxa uu shaacinayaa
habraaca doorashada Guddoonka UDM taas oo laqaban doono 19 Sebtembar 2025.

1: In doorashadu ay nogon doonto doorasho Xiran.

2: In tirada codbixiya yaashu ay nogon doonan 500 oo xubnood.

3: in kaarka doorashada ay heli doonaan 500 xubnod ee diiwangashan oo kiliya.

4: In kaarka doorashada lagu bixin doono irida h**e ee goobta doorashada.

5: Calaamadaynta Warqadda Cod-bixinta

β€’ Xubnaha codeynaya waxa ay calaamada saari doonaan musharraxa ay dooranayaan.

β€’ Wargad kasta oo calaamadeedu aan sax ahayn (ama labo musharrax la calaamadeeyo)
lama tigelin doono waxana laga soo qadi donaa cod halaabay.

β€’ Warqad sax ah waa mid calaamad kaliya leh oo aan wax kale lagu darin.

6: Go aaminta Natiijada Doorashada

β€’ Wareega 1-aad: Musharrax guuleysta waa inuu helaa 3/2 saddex meelood laba (oo u dhiganta 333 cod oo ka mid ah 500 xubnood).

β€’ Haddii aan musharrax helin tiradaas, labada musharrax ee ugu codka badan ayaa u gudbaya wareega 2-aad.

β€’ Haddii musharraxiin helaan codad isku mid ah, dhammaantood waxa ay aadi doonaan wareega 2-aad.

β€’ Wareega 2-aad: Musharraxa helay codka ugu badan ayaa noqon doona Guddoomiyaha guud.

β€’ Musharrax ku guuleysta cod hal dheeri ah ayaa ku guuleysan doona xilka.

β€’ Guddoomiye ku xigeenka waxaa lagu dooran doonaa hab gacan taag ah.

Guddiga Doorashada UDM waxa uu ku boorinayaa dhammaan xubnaha codbixiya yaasha in ay raacaan habraaca si ay doorashadu unoqoto mid cadaalad ah oo hufan.

FG qof aan liiska ku jirin ama liiska marti Sharafta sooma geli doono beerta iyo Hallka intaba.

Sidoo kale marti sharaftu malahan wax cod ah.

#

Maalinta Jimcaha oo taariikhdu ku beegantahay 19.09.2025 waxaa Beerta Nabadda ka dhici doona Doorashada Ururka Dhalinyar...
16/09/2025

Maalinta Jimcaha oo taariikhdu ku beegantahay 19.09.2025 waxaa Beerta Nabadda ka dhici doona Doorashada Ururka Dhalinyarada Mohamud Hiraab.

Wixii habraac doorashada ah dib ayaan idinkala so wadaagi doona inshallah

Shalay oo ay taariikhdu ahayd 09 Sep 2025 waxaa gudiga doorashada dhalinyarada UDM si rasmi ah u gudoonsiiyeen Yusuf Abd...
10/09/2025

Shalay oo ay taariikhdu ahayd 09 Sep 2025 waxaa gudiga doorashada dhalinyarada UDM si rasmi ah u gudoonsiiyeen Yusuf Abdulle Jalaqle shahaadada musharaxnimo ee xilka gudoomiyaha dhalinyarada UDM
Musharax Yuusuf cabdulle Jalaqle ayaa Soo buuxiyay dhamaan shuruudihii looga baahnaa.

Shalay oo ay taariikhdu ahayd 07 Sep 2025 waxaa gudiga doorashada dhalinyarada UDM si rasmi ah u gudoonsiiyeen musharax ...
08/09/2025

Shalay oo ay taariikhdu ahayd 07 Sep 2025 waxaa gudiga doorashada dhalinyarada UDM si rasmi ah u gudoonsiiyeen musharax gudoomiye ku xigeen Hani Hussein Ali shahaadada musharaxnimo ee xilka gudoomiyaha dhalinyarada.

Musharaxan ayaa kasoo gudbay dhamaan Shuruudaha looga baahnaa Musharaxa shahaada gudoonsiinta kadib guddiga ayaana kula dardaarmey Musharaxiinta in ay kashaqeyan isku keenida iyo midnimada dhalinyarada UDM iyo Hormarkooda.

Shalay oo ay taariikhdu ahayd 07 Sep 2025 waxaa gudiga doorashada dhalinyarada UDM si rasmi ah u gudoonsiiyeen musharax ...
08/09/2025

Shalay oo ay taariikhdu ahayd 07 Sep 2025 waxaa gudiga doorashada dhalinyarada UDM si rasmi ah u gudoonsiiyeen musharax gudoomiye Abdiwali Mohamed Diiriye shahaadada musharaxnimo ee xilka gudoomiyaha dhalinyarada.

Musharaxan ayaa kasoo gudbay dhamaan Shuruudaha looga baahnaa Musharaxa shahaada gudoonsiinta kadib guddiga ayaana kula dardaarmey Musharaxiinta in ay kashaqeyan isku keenida iyo midnimada dhalinyarada UDM iyo Hormarkooda.

Shalay oo ay taariikhdu ahayd 07 Sep 2025 waxaa gudiga doorashada dhalinyarada UDM si rasmi ah u gudoonsiiyeen musharax ...
08/09/2025

Shalay oo ay taariikhdu ahayd 07 Sep 2025 waxaa gudiga doorashada dhalinyarada UDM si rasmi ah u gudoonsiiyeen musharax gudoomiye Mire Mohamed Ali shahaadada musharaxnimo ee xilka gudoomiyaha dhalinyarada.

Musharaxan ayaa kasoo gudbay dhamaan Shuruudaha looga baahnaa Musharaxa shahaada gudoonsiinta kadib guddiga ayaana kula dardaarmey Musharaxiinta in ay kashaqeyan isku keenida iyo midnimada dhalinyarada UDM iyo Hormarkooda.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when UDM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share