Dulmi Diid

Dulmi Diid kuso Dhawada sxbyal Follow and like pagka so dhaha🇸🇴

Wilashan waa kuwii saaka baydhabo dagaalka kusoo gaaden waye dhaman wan dhinten Alla ha u naxariisto
30/05/2026

Wilashan waa kuwii saaka baydhabo dagaalka kusoo gaaden waye dhaman wan dhinten Alla ha u naxariisto

30/05/2026

Maradan madax uga xiran kuwa la leyahay Darawish KGS waa tii shababka ゚

Gaarigan ayaa laga qabsadey Ciidankii lafta gareen 👀… See more
30/05/2026

Gaarigan ayaa laga qabsadey Ciidankii lafta gareen 👀… See more

27/05/2026

Ciid Mubarak tiina waa diyaar asxby ila soo xiriraa🤣😂 ゚

26/05/2026

Usoo duceya gabadha in u Alla cafiyo 🤲 ゚

Muuqaal ay duubtay gabadhan sawirkeeda aad u jeedaan ayaa sheegtay in la kufsaday oo waliba ay kufsadeen ciidamo ku suga...
25/05/2026

Muuqaal ay duubtay gabadhan sawirkeeda aad u jeedaan ayaa sheegtay in la kufsaday oo waliba ay kufsadeen ciidamo ku sugan baydhabo sida Ilo xog ogaal ah sheegeen waxaa jiro b**b iyo dhac balse aan jirin kufsi

Suuqa dhexdiisa maa la isku kufsana

Gabadhan Kicin bulsho miyay ka tahay mise waa runteed?

24/05/2026

Ex,Xildhibaane Cabdiwahab maclin salad
Oo ka tirsana mamulkii h**e xilka laga tuurey lafta gareen
Aya ku birirey sxbadiis duurka ku jirey ゚

21/05/2026

Shekada waxa la dhahaa hadal yuu kaa tagin 🤣🤣 ゚

18/05/2026

Mahamed ordaye 🤣😂 ゚

15/05/2026

Khalaas afhayeen al-shabaab ayu iska dhibey ゚

Address

Mogadishu

Telephone

+252618591806

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dulmi Diid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Dulmi Diid:

Share