Dugsiga Gen. Mohamed Abshir Muse

Dugsiga Gen. Mohamed Abshir Muse Waa barta Rasmiga ee Dugsiga Gen. Mohamed Abshir Muse

Ciid wanaagsan Dhamaan Umadda Soomaaliyeed.
19/03/2026

Ciid wanaagsan Dhamaan Umadda Soomaaliyeed.

Qaar kamid ah ardeyda, howlwadeenada iyo taliyaha xarunta barbaarinta Agoonta boliiska  oo ka qeyb galey afur wadareedka...
03/03/2026

Qaar kamid ah ardeyda, howlwadeenada iyo taliyaha xarunta barbaarinta Agoonta boliiska oo ka qeyb galey afur wadareedka ay ku maamustey shirkadda Favori Airports

Waxaa Dugsiga Gen.  Ka socda tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadan. Fasalka 5aad(A) iyo fasalka 5aad(B) ayaa soo...
27/02/2026

Waxaa Dugsiga Gen. Ka socda tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadan.

Fasalka 5aad(A) iyo fasalka 5aad(B) ayaa soo bandhigey wacdaro, guusha ugu dambeyn waxey raacdey 5(B) waxeyna helaan 10, halka 5(A) ay heleen 8 dhibcood.

Ramadan Mubarak
18/02/2026

Ramadan Mubarak

Mogadishu 16 feb, 2026 Waxaa xarunta barbaarinta agoonta boliiska si habsi leh usocda tartan aqooneedka ee dugsiga dhexe...
16/02/2026

Mogadishu 16 feb, 2026

Waxaa xarunta barbaarinta agoonta boliiska si habsi leh usocda tartan aqooneedka ee dugsiga dhexe.

Carruurta agoonta ah ayaa soo bandhigey heer aqooneed aad usareeya taasoo ka tarjumeysa heerka ay gaarsiisan tahay waxbarashadooda iyo aqoontooda.

Fasalka 7aad(A) iyo fasalka 7aad(B) ayaa soo bandhigey wacdaro, guusha ugu dambeyn waxey raacdey 7(B) waxeyna helaan 12, halka 7(A) ay heleen 8 dhibcood.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Gen. Mohamed Abshir Muse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share