08/09/2025
Saakay, shacabka caasimadda waxeey ku socdaalayaan waddada Zoobe, iyaga oo aan dareemeyn jug-jug, Gaari/mooto midka ay saaran yihiin!
Sidoo kale wadda Buundoonyinka oo dib u dhis lagu sameeyay ayeey shacabka caasimada ku socdaalayaan!
Dhawaan, waxaa soo dhamaan doonta Wadooyinka, Shaqaalaha- Xaajisuufi, Nasii-Puunde, Shangaani iyo Wadada Dabka-Bakaaraha oo dhismaheeda uu dhawaan billan doono♥️🇸🇴🇸🇴.
Gobolka Benaadir 🇸🇴🇸🇴♥️
Sayidka ✍️