Political analyst

Political analyst Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Political analyst, Political organisation, Mogadishu.

02/03/2026
Heshiiska Shidaalka   &   – Maxaa Xaqiiqo ah?Maalmahan waxaa baraha bulshada ku faafaya warar sheegaya in   uu qaadanayo...
16/02/2026

Heshiiska Shidaalka & – Maxaa Xaqiiqo ah?
Maalmahan waxaa baraha bulshada ku faafaya warar sheegaya in uu qaadanayo 95% shidaalka Soomaaliya, halka ay qaadaneyso 5% kaliya.
si rasmi ah looma xaqiijin, waana war aan lahayn caddeyn dowladeed ama sharci ah.
Waxa kaliya ee la xaqiijiyay waa:
In iyo ay kala saxiixdeen heshiis iskaashi shidaal & gaas.
In heshiiska uu ku saleysan yahay Production Sharing Agreement (PSA).
In faahfaahinta boqolkiiba aan weli si ah loo shaacin.
Caalamka marka la eego, heshiisyada PSA caadi ahaan:
leh shidaalka: 60% – 80%
ama soo saara: 20% – 40%
Haddii mar la arko in ka yar tahay 50%, taasi waxay noqonaysaa heshiis oo aan caalami ahaan la aqbali karin.
95% shirkad qaadato / 5% dal qaato → waa wax dhici kara sharci ahaan, balse waa qaran haddii ay run noqoto.

Marka waxaasi waa xan ah kaliya mana jirkaan hadallo sax ah oo kasoo yeeray labada dawladoow midkoow.

30/01/2026

Macalinka tababaraha City Guardiola ayaa garab istaag umuujiyay dadka reer isagoo xiran cimaamad.

29/01/2026

Dalka waxay mareysaa in dumarka ka ah ay ka dartii police ka sidaas u gumaadaan.

  madoobe waarankii ay ujartay   Gobalka Banadir dib ayey uga laabatay.
29/01/2026

madoobe waarankii ay ujartay Gobalka Banadir dib ayey uga laabatay.

USA ayaa si toos ah uga baxday Hay'adda Caafimaadka aduunka   .
23/01/2026

USA ayaa si toos ah uga baxday Hay'adda Caafimaadka aduunka .

Waxaan bulshada   kula talinayaa in   cusub si wacan loogu bar baariyo in    ay u akeyn number 7 ayna sax aheyn waxaas b...
29/07/2025

Waxaan bulshada kula talinayaa in cusub si wacan loogu bar baariyo in ay u akeyn number 7 ayna sax aheyn waxaas balse uu gumeystaha sidaa ukala gooyay ,
Sidoo kale waxaan kula talinayaa goobaha waxbarashada in ay si fiican uga dhaadhiciyaan in aysan qariidadeeda aysan hada sax aheyn oo ay jirto soomaliya kuwaas oo badan kooda hada uu heysto .

MAHANSANID.

Donald Trump ayaa balan qaaday inuu 5,000 oo dollar siin  doono haweeney walba oo carruur dhasho madaama ay yaraatay car...
23/04/2025

Donald Trump ayaa balan qaaday inuu 5,000 oo dollar siin doono haweeney walba oo carruur dhasho madaama ay yaraatay caruurta dhalaneysa sanadahaan dambo dalka USA .

Inkastoo lacagta uu balan qaaday ay aad u yartahay marka loo eego xaga mareykanka , oona lagu shaqeyn karo maalmo yar gudahood

Halka p.putin uu horay usheegay isagana inuu ku abaal marin doono haweeney walba oo dhasha 15,000 oo dollar

Dhanka kale markii loo eego xaga dhaqaalaha waxaa aad ubadan mareykanka , madaama lacagta USD laga soo saaro isla mareykanka.

Address

Mogadishu

Telephone

+252616536780

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Political analyst posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Political analyst:

Share