Somalia National Digital Public Infrastructure Summit

Somalia National Digital Public Infrastructure Summit Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somalia National Digital Public Infrastructure Summit, Government Organization, Mogadishu.

Official page for the Somalia National Digital Public Infrastructure Summit, organized by the Ministry of Communications and Technology and the Office of the Prime Minister in partnership with the CBS, NCA, NIRA, DPA, and CRVS

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ ๐ŸŽ‰๐ŸŒ™ ุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒุŒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ โœจ
19/03/2026

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ ๐ŸŽ‰๐ŸŒ™ ุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒุŒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ โœจ

Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
17/02/2026

Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

15/02/2026

Labbo maalmood, shan dood cilmiyeed oo muhiid ahaa, soojeediino mowduuca dhiijitaalka la xiriira, suโ€™aalaha ka qaybgalayaasha oo la dhageystay, hayโ€™adaha dowlada iyo kuwa gaarka loo leeyahay oo ajandeyaashooda dhiijitaalka la yimid madasha ayuu soo koobay Shirweynihii Qaran ee Kaabayaasha Dhiijitaalka Soomaaliya oo maanta lasoo gabagabeeyey.

15/02/2026

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknoolijiyadda Soomaaliya, Xildhibaan Axmed Diiriye Cusmaan oo xiray Shirweynaha Qaran ee Kaabayaasha Dhiijitaalka Soomaaliya oo labbo maalmood ka socday magaalada Muqdisho.


Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknoolijiyadda Soomaaliya, Xildhibaan Axmed Diiriye Cusmaan oo xiray Shirweyn...
15/02/2026

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknoolijiyadda Soomaaliya, Xildhibaan Axmed Diiriye Cusmaan oo xiray Shirweynaha Qaran ee Kaabayaasha Dhiijitaalka Soomaaliya oo labbo maalmood ka socday magaalada Muqdisho.


DOOD CILMIYEEDKA 3AAD EE MAALINTA 2AAD EE SHIRWEYNAHA QARAN EE KAABAYAASHA DHIIJITAALKA SOOMALIYA.Waa doodda 5aad ee Shi...
15/02/2026

DOOD CILMIYEEDKA 3AAD EE MAALINTA 2AAD EE SHIRWEYNAHA QARAN EE KAABAYAASHA DHIIJITAALKA SOOMALIYA.

Waa doodda 5aad ee Shirweynaha Qaran ee Dhiijitaalka oo hada loo fadhiyo waxaana looga doodaya doorka Cybersecurity and Data Protection Governance for Protected and Trusted DPI Implementation.


Maxamed Xaaji, Khabiir Cybersecurity oo ka tirsan Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka (NCA) oo soojeediyey cinwaanka: The Role...
15/02/2026

Maxamed Xaaji, Khabiir Cybersecurity oo ka tirsan Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka (NCA) oo soojeediyey cinwaanka: The Role of Cybersecurity and Data Protection Governance for DPI Implementation.


DOOD CILMIYEEDKA 2AAD EE MAALINTA 2AAD EE SHIRWEYNAHA QARAN EE KAABAYAASHA DHIIJITAALKA SOOMALIYA.Waxaa hadda laga gudag...
15/02/2026

DOOD CILMIYEEDKA 2AAD EE MAALINTA 2AAD EE SHIRWEYNAHA QARAN EE KAABAYAASHA DHIIJITAALKA SOOMALIYA.

Waxaa hadda laga gudagalay doodda labaad ee maalinta labaad ee Shirweynaha Qaran ee Dhiijitaalka oo lagu gorfeynayo Data Exchange and Government Digital Platforms.


Maxamed Caadil, oo ah National Data Center Manager, ayaa soojeediyey mowduuca Building a Digital Somalia: Infrastructure...
15/02/2026

Maxamed Caadil, oo ah National Data Center Manager, ayaa soojeediyey mowduuca Building a Digital Somalia: Infrastructure as the Foundation for Digital Public Infrastructure (DPI).


Zakariye Ismaaciil  Sheekh, Digital Infrastructure Specialist oo sh khabiir ka tirsan Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknooli...
15/02/2026

Zakariye Ismaaciil Sheekh, Digital Infrastructure Specialist oo sh khabiir ka tirsan Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknoolijoyadda Soomaaliya oo soo jeediyey cinwaanka: From Policy to Platform; Road for Government Data Exchange and Digital Service Integration.


DOOD CILMIYEEDKA 1AAD EE MAALINTA 2AAD EE SHIRWEYNAHA QARAN EE KAABAYAASHA DHIIJITAALKA SOOMALIYA.Waxaa hadda socda dood...
15/02/2026

DOOD CILMIYEEDKA 1AAD EE MAALINTA 2AAD EE SHIRWEYNAHA QARAN EE KAABAYAASHA DHIIJITAALKA SOOMALIYA.

Waxaa hadda socda doodda koowaad, maalinta labaad ee Shirweynaha Qaran ee Dhiijitaalka oo lagu falanqaynayo siday u wadashaqeyaan hannaanka lacag bixinta dhiijitaalka.


Mr. Hideki Matsunaga, Country Manager for Somalia, World Bank Group, delivered a keynote address at the Somalia National...
15/02/2026

Mr. Hideki Matsunaga, Country Manager for Somalia, World Bank Group, delivered a keynote address at the Somalia National Digital Public Infrastructure Summit.

In his remarks, he reaffirmed the World Bankโ€™s long-standing partnership with Somalia and underscored the importance of coordinated Digital Public Infrastructure as a foundation for inclusive growth, interoperable systems, and strengthened public service delivery.

His intervention highlighted the role of strategic collaboration between government institutions, the private sector, and development partners in advancing Somaliaโ€™s national digital transformation agenda.


Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalia National Digital Public Infrastructure Summit posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share