Demo Commercial & Construction Company

Demo Commercial & Construction Company Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Demo Commercial & Construction Company, Islaam Mohamed Road, Mogadishu.

رمضان كريم.
22/03/2023

رمضان كريم.

10/03/2023


Mulkiilaha: Puntland State House

Anagoo ah Demo Commercial & Construction Company waxaa sharaf wayn noo ah inaan soo gabagabayno wajiga 1aad Ee mashruuca dhismaha, dhiraynta iyo Amaamudkii Beerta Dawladda Puntland oo uu fikirkeeda Lahaa Madaxwaynaha Dawladda Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Deni

Shirkadda Demo waxaa sharaf u ah in loo xusho in ay mashruucaan muga iyo miisaanka leh ay fuliso kalsooni intaas le,egna la siiyo.

Beertan Dawladda Puntland oo Cabkrkeedu yahay 1000*600 waxaa wajiga 1aad laga hirgaliyey, Fencing ama xayndaabkii Beerta, kaydadkii Biyaha, Guriyihii shaqaalaha, Xaruntii lagu xanaanayn lahaa dhirta Nursery, hal Greenhouse oo ay kasoo baxayso khudradda Madaxtooyada iyo in lagu abuuray Beerta 2,800 oo geed oo kala duwan oo isugu jira Geed mirood iyo dhirta harka iyo kaymaha.

Waxaa kaloo amaan iyo bogaadin mudan masuuliyiintii, engineeradii iyo dhamaan shaqaalihii shaqadaan qurux badan suurta galiyey.

Hadaba video gan Hoose kaga bogo muuqaalka Beerta wajiga 1aad.

CCC
Adress: Puntland Somalia
Telephone: 0907888889
Email: [email protected]

    Puntland Government Park.Waxaa sharaf wayn noo ah in Shirkadda Demo Commercial & Construction Company ay ku guulayst...
03/08/2022


Puntland Government Park.

Waxaa sharaf wayn noo ah in Shirkadda Demo Commercial & Construction Company ay ku guulaystay Tenderka laguna aamino inay hirgaliso Beerta Dawladda Puntland oo uu hindisaheeda lahaa Madaxwaynaha Puntland H.E Said Abdullahi Deni uuna si toos ah u dhagaxdhigo 01 Aug, 2022 Mashruucan faa'iidada u leh wadankeena.

Beertan waxaa leh Dawladda Puntland waxayna ka koobantahay qaybaha kala ah:-
1-Aaga deegaanka iyo soo dhawaynta, 2 - Aaga geed-miroodka, 3- Aaga-geed hareedka, 4- Aaga khudradda, 5- Aaga dalaga cunada iyo 6-Aaga flowerska.

Waxaan allah ka baryeynaa inuu xilkan nagu asturo oo aan kasoo baxno masuuliyadaas dhawaana la arko isbedel iyo Beertii dawladdu in badan ku taamaysay.

Demo Group waxay u taagantahay horumarinta wadanka.

Sharaf wayn ayey noo tahay hadaanu nahay Bahda shirkadda Demo Commercial & Construction Company in maanta aanu wareejino...
05/06/2022

Sharaf wayn ayey noo tahay hadaanu nahay Bahda shirkadda Demo Commercial & Construction Company in maanta aanu wareejino Furaha Biya-xireenkii aan ka dhisaynay Degmada Carmo Ee Gobolka Bari gaar ahaan Deegaanka Barookhle.

Dhisamaha Biya-xireenkan waxaanu soo bilownay 29 December 2021 maanta oo ay taariikhdu tahay 05/jun/2021 ayaanu ku wareejinay Dawladda Puntland Water Development Agency oo ah mulkiilaha mashruucan.

Shirkadda Demo waxay kaalin kaga jirtaa horumarinta Dalka iyadoo shirkaddu sumcad ku heshay dadaalkii ay galisay biya-xireenkan sidq ay qireen daneeyayaashii mashruucan sida Bahda Biyoole project world Bank, Dawladda Puntland iyo Shacbiga Deegaanka.

Tayo, Daacadnimo iyo ikhlaas in lagugu fuliyo shaqada waa astaanta Shirkadda CCCo.

DEMO CCCo.
HQ.
Garowe, Puntland Somalia

 .إنا لله وإنا اليه راجعون.Shirkada Demo Commercial & Construction Company Waxay ka tacaiyeynaysaa Geerida Xanuunka leh ...
04/06/2022

.

إنا لله وإنا اليه راجعون.

Shirkada Demo Commercial & Construction Company Waxay ka tacaiyeynaysaa Geerida Xanuunka leh ee ku timi walaal Daahir Xasan iyo Daahir Xasan oo Gacan ka xaqdaran Goordhaweyd Ku Dishay Meel u Dhow Deg Boocame.

Waxaan Alaha Uga Baryin Inuu Kitaabkooda Midigta Kasiiya Naxariistiisana Ku Galado Janutul Firdowsana Hoy Uga dhigo.

Dhamaan Ehelka Haday Ahaan Lahayd Waalidkii, Xaasaskii, Caruurtii, Qaraabadii, iyo Asxaaba Waxaan Leeyahay Sabar Iyo Iimaan Alaha Nagu Wada Irzaaqo.

Farxad wayn ayey noo tahay hadaanu nahay maamulka, Engineerada iyo Dhamaan Shaqaalaha Shirkadda DEMO CCCo.  Oo mudo 4 bi...
09/05/2022

Farxad wayn ayey noo tahay hadaanu nahay maamulka, Engineerada iyo Dhamaan Shaqaalaha Shirkadda DEMO CCCo. Oo mudo 4 bilood ah Gacanta ku hayey dhismaha -Xireenka Barookhle Ee Degmadda Carmo inuu marayo heer Gabo gaba ah.

Waxaan sidoo kale ku faraxsanahay in wakaaladda Biyaha ee Dawladda ee Puntland Water Development Agency oo kormeer noogu timi maanta 09/05/2022 ay ka maqsuudeen shaqada la qabtay iyo guusha laga gaaray mashruucan, waaxana wakaaladda uga mahadcelinaynaa shaqada baaxada leh ee ay dalka u hayso.

Allaa mahadleh
DEMO CCCo-Media.

01/04/2022

# شركة ديمه وشركة GLG Agricultural Company تهنئكم بحلول شهر رمضان المبارك.

31/03/2022
Waanu ku faraxsanahay in biya-xireenka Barookhle ee degmadda Carmo oo ay dhisayso shirkadda DEMO CCC uu meel wacan maray...
31/03/2022

Waanu ku faraxsanahay in biya-xireenka Barookhle ee degmadda Carmo oo ay dhisayso shirkadda DEMO CCC uu meel wacan marayo.

Waxaa iska kaashanaya wakaaladda Biyaha Puntland Powda iyo Bank Aduunka waxaana dhisaya shirkadda DEMO CCC.

DEMO CCC.

  ayaa mahad iska leh.  oo ay Taariikhdu Tahay  10 Dec,  2019 Waxaa Noo Suurta Gashay Inaan Soo Dhameystirno Qeybintii R...
10/12/2019

ayaa mahad iska leh.

oo ay Taariikhdu Tahay 10 Dec, 2019 Waxaa Noo Suurta Gashay Inaan Soo Dhameystirno Qeybintii Raashinka Deg - iyo guud ahaanba raashinkii aan soo aad wadnay qeybintiisa.

Waxaan u mahadcelinaayaa cid kasta oo nagu gacansiisay inaan shaqadaan u gudano sida ugu hufan ugu fudud oo ay ugu horeeyaan maamulada degmooyinka, Tuulooyinka iyo ka faa'iideystayaasha oo suurtagaliyey inay diyaar noqdaan si aysan u dhicin is heli waa waxaa xusid mudan in laba qoys oo kalabeyr ahaa iyo hal qoys oo ceelxagar ahaa oo la waayey markii shaqadu socotay in maanta lagaarsiiyo raashinkoodii waxaa kaloo xusid mudan in 5 qoys oo reer eyl ahaa oo kaararkoodii ay roobkii iyo dabeylihii is watay ay kala tageen ay raashinkoodii heleen mahadaasna ilaahay ka sokow waxaa iska leh Save the children.


Waxaan Si gaar ah ugu Mahadcelinaayaa Madaalayaasha Company oo ugu horeeyo Maamulaha Shirkada ee Deg, dangorayo Abdishakuur Mohamed iyo teamka la socday Waxaan kaloo u mahadcelin teamka ka socday the children oo ugu horeeyo Dr Abdinaasir oo la aantood aysan suura gasheen guushaani Waxaa kaloo mahadcelin mudan hay'ada oo marna aan naga maqneyn iyadoo kor joogteynaysay in dadkii loogu tala galay ay gaarto mucaawinadaani.

Waxaa xusid mudna inay kormeer ku yimaadeen Saraakiil sare oo ka tirsan Save the children ayna aad ugu qanceen habsami usocodkii shaqada kuna soo gabagabowday jawigii loogu talagalay waa arin aad noo farxad galinaysa inaan shaqadii naloo igmaday sidii ahayd uga soo baxnay aysana jirin wax khalad ama dib dhac ah iyadoo ay weliba jireen wadooyinka oo go go'aayey iyo roobab da'aayey anagoo mar walba kutalagal kalaheen ilaah ayaana mahadaas iska leh na waafajiyey.

Guuleysta dhamaantiin waxaad muujiseen Howlkarnimo dheeri ah.

Demo ugu tag adeeg hufan iyo amaano.

Abdihalim
Demo Manager

Address

Islaam Mohamed Road
Mogadishu

Telephone

00252-90-7791600

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Demo Commercial & Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Demo Commercial & Construction Company:

Share