Wasaradda Dekedaha iyo Gaddidka Badda KGS

Wasaradda Dekedaha iyo Gaddidka Badda KGS The Ministry Stands for to Promote Sustainable Development of Maritime Transportation Sector…….

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Cali Sheikh Cabdullahi (Cali Afgooye...
24/10/2024

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Cali Sheikh Cabdullahi (Cali Afgooye) ayaa Magacaabay Guddiga Ku-meel Gaarka ah ee Maamulka Arimaha Dekada Baraawe, iyada oo la tixgalinaayo daruufaha adag ay ku jirto xaalada Dakada Barawe iyo dib u hawlgalinta adeega ay siiso Ganacsatada isticmaala Dakada.

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cali Sheeq Cabdullahi (Cali ...
02/10/2024

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cali Sheeq Cabdullahi (Cali Afgooye) ayaa ku Wargeliyay Dhamaan Ganacsatada Soomaaliyeed ee Isticmaasha Dekedaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya in aysan ka Dhoofin Karin Kana Soo Dejin Karin Badeecadda Sharci-darada ah ee Mamnuuca ka ah in ay soo Galaan Wadanka Kana Baxaan.

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cali Sheeq Cabdullahi (Cali A...
28/09/2024

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cali Sheeq Cabdullahi (Cali Afgooye), ayaa Ka Qeyb Galey Munaasabad uu Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Laftagareen Ku Daahfurayey Jaamacadda Dowlada Koonfur Galbeed, oo ay si Bilaash ah wax ugu Baran Doonaan Bahda Jacel Waxbarashada ee ku nool Guud ahaan Deeganada Koonfur Galbeed.

𝐌𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬!Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowlada Kooonfur Galbeed Soomaaaliya 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞, 𝐗𝐢𝐥𝐝𝐡𝐢𝐛𝐚𝐚𝐧 𝐂𝐚𝐥𝐢...
12/09/2024

𝐌𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬!

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowlada Kooonfur Galbeed Soomaaaliya 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞, 𝐗𝐢𝐥𝐝𝐡𝐢𝐛𝐚𝐚𝐧 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐡𝐢 (𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐀𝐟𝐠𝐨𝐨𝐲𝐞) ayaa xilal agaasime waaxeedyo u kala magacaabey Masuuliyiinta Hoos ku xusan:

𝐌𝐚𝐫𝐰𝐨 𝐗𝐚𝐦𝐝𝐢 𝐈𝐬𝐚𝐚𝐪 𝐗𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 ayaa loo Magacaabay Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyada ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowlada Kooonfur Galbeed Soomaaaliya

𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐌𝐨𝐨𝐠𝐞 𝐈𝐬𝐚𝐚𝐪 ayaa sido kale loo Magacaabay Agaasimaha Waaxda Badda ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowlada Kooonfur Galbeed Soomaaaliya

𝐃𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐝!

WAR-SAXAAFADEED Kasoo Baxay Wasaaradda Dekedaha iyo Gadiidka Badda Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya.
09/09/2024

WAR-SAXAAFADEED Kasoo Baxay Wasaaradda Dekedaha iyo Gadiidka Badda Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowlada Kooonfur Galbeed Soomaaaliya Mudane. Xildhibaan Ali Sheikh Abdu...
19/07/2024

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowlada Kooonfur Galbeed Soomaaaliya Mudane. Xildhibaan Ali Sheikh Abdullahi (Ali Afgooye) ayaa Magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyey Caaisha Cusmaan Iikoow oo ku Guuleysatay Bilada Quruxda Soomaaliya, iyadoo mataleysey Koonfur Galbeed.

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowlada Kooonfur Galbeed Soomaaaliya Mudane. Xildhibaan Ali Sheikh Abdu...
18/07/2024

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowlada Kooonfur Galbeed Soomaaaliya Mudane. Xildhibaan Ali Sheikh Abdullahi (Ali Afgooye) waxa uu ku wargelinayaa dhamaan Maamulada Degmooyinka Barawe, Marko, Deegaanka Jasiira iyo Laamaha Amniga in ay Wasaaradda Bilaawi doonto Diiwaangelinta Dhamaan Gadiidka Badda.

Maamulka iyo Shacabka Degmada Baraawe oo Wasaaradda Dekadaha Dowlada Koonfur Galbeed uga mahadcelisey Hawlaha Shaqo ee k...
24/04/2024

Maamulka iyo Shacabka Degmada Baraawe oo Wasaaradda Dekadaha Dowlada Koonfur Galbeed uga mahadcelisey Hawlaha Shaqo ee kabilowdey Dekada Baraawe iyada oo uu goobjoog ka yahay Wasiirka Wasaradda Dekedaha iyo Gaddidka Badda KGS.!

Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gadiidka Badda Dowladda Koonfur Galbeed Ali Shekh Abdulaahi (Ali Afgooye) oo ay Wehliya...
22/04/2024

Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gadiidka Badda Dowladda Koonfur Galbeed Ali Shekh Abdulaahi (Ali Afgooye) oo ay Wehliyaan La Taliyaha Madaxweynaha Dhinaca Amniga Maxamuud Maxamed Kheyr iyo Gudoomiyaha Degmada Baraawe Omar Sheikh Abdi Shafaana oo Kormeerey Dekeda Macmalka ah ee Magaalada Baraawe oo kuso Xiratay Doon Waday Raashiin iyo Agab kale oo ka timid Magaalada DUBAI.

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Koonfur Galbeed Xildhibaan Cali Sheekh Abdullahi (Ali Afgooye)...
20/04/2024

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Koonfur Galbeed Xildhibaan Cali Sheekh Abdullahi (Ali Afgooye) iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaarey Magaalada Baraawe Caasimada Dowladda Koonfur Galbeed.

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowlada Kooonfur Galbeed Soomaaaliya Mudane. Xildhibaan Ali Sheikh Abdu...
27/03/2024

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Dowlada Kooonfur Galbeed Soomaaaliya Mudane. Xildhibaan Ali Sheikh Abdullahi (Ali Afgooye) waxa uu ku wargelinayaa dhamaan Maamulka Degmada Barawe iyo Saraakiisha Ciidanka in ay Wasaaradda Bilaawi doonto diiwaangelinta Gadiidka Badda iyo Qaadista Khidmadda Marsadda Maalinlaha ah ee Doomanka Xamuulka Qaada.

Wasiirka Wasaradda Dekedaha iyo Gaddidka Badda KGS Mudane Xildhibaan Ali Sheikh Abdullahi (Ali Afgooye) ayaa mahadcelin ...
24/02/2024

Wasiirka Wasaradda Dekedaha iyo Gaddidka Badda KGS Mudane Xildhibaan Ali Sheikh Abdullahi (Ali Afgooye) ayaa mahadcelin u direy Wasaaradda Caafimaadka DGKGS ee uu ugu h**eeyo Wasiirka Wasaarada Mudane H E Mohamed Osman oo Ka jawaabey baahidii ay soo gudbiyeen Maamulka Degmada Afgooye iyo Isbitaalka Degmada Afgooye.

Wasiirka ayaa tilmaamey in tani ay ku timid dadaalka Xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweyne H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen oo ka go’an iney haqabtiraan baahiyadaha ay qabaan Dadka iyo Deegaanada Dowlada Koonfur Galbeed.

Sido kale Wasiirka waxa uu sheegey in Deeqdaan Ambulance-ka ah ay hordhac u tahay ka jawaabida baahiyadihii ay soo aruuriyeen Isaga iyo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowlada Konfur Galbeed oo Isbuucii h**e Booqasho xog aruurin ah ku tagay Degmada Afgooye Gobalka Shabelaha Hoose.

Address

Villa KGS
Kismayo
003

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wasaradda Dekedaha iyo Gaddidka Badda KGS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Wasaradda Dekedaha iyo Gaddidka Badda KGS:

Share