Wasaaradda Cadaaladda iyo Arr.Garsoorka Dowlada Hirshabelle

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arr.Garsoorka Dowlada Hirshabelle Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wasaaradda Cadaaladda iyo Arr.Garsoorka Dowlada Hirshabelle, Social service, Jowhar, Jowhar.

29/09/2022

War-Murtiyeedka ka soo baxay shirka Wadatashiga Wassaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS iyo Wasaaradaha Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka DXF oo Muqdisho Ku soo Gabagaboobay.

War-Murtiyeedka ka soo baxay shirka Wadatashiga Wassaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS iyo Wasaaradaha Cadda...
29/09/2022

War-Murtiyeedka ka soo baxay shirka Wadatashiga Wassaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS iyo Wasaaradaha Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka DXF oo Muqdisho Ku soo Gabagaboobay.

Mogadishu: 29 September 2022.Wasiirka Wasaarada Cadaallada iyo Arimaha Garsoorka Dowlada Hirshabelle Md Mohamud Wabar Ha...
29/09/2022

Mogadishu: 29 September 2022.
Wasiirka Wasaarada Cadaallada iyo Arimaha Garsoorka Dowlada Hirshabelle Md Mohamud Wabar Hassan oo howla shaqo u joogo Magaaladda Mogadishu ayaa ayaa ka qaybgal shirka Wadatashiga Caddaladda iyo Asluubta oo Muqdisho uga furmay Wassaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka XFS iyo Wasaaradaha Caddaaladda Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda .

Shirka oo u jeedadiisu ahayd dib u bilaabidda xiriirka wada shaqayn ee u dhexyeeyay Wasaaradda Caddaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS iyo Wasaaradaha Caddaaladda Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka maadaama uu hakad ku jiray muddadii lagu guda jiray doorashada.

Wasaaradda Caddaaldda iyo Arrimaha Dastuurka XFS iyo Wasaaradaha Caddaaladda ee Dowladaha Xubnaha Ka ah Dowladda Federaalka ayaa isku raacay xoojinta iyo daadijinta adeega Garsoorka

Shirkaan oo ka qayb galeen dhamaan Wasaaradaha Caddaaladda ee dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda fedeaalka ayaa ah midkii ugu horreeyay ee ay yeeshaan Wasaaradda Caddaaldda iyo Arrimaha Dastuurka XFS iyo Wasaaradaha Caddaaladda ee dowladaha xubnaha ka ah Federaalka tan iyo intii ay shaqaynaysay xukuumadda cusub si ay iskaga kaashadaan howlaha muhiimka u ah Xukuumadda ee la xiriira Caddaaladda iyo Asluubta.

=Dhammaad=

Mogadishu :28 September 2022Wasiirka wasaarada cadaalada iyo Arimaha Garsoorka Dowladda Hirshabelle Md Mohamud Wabar Has...
28/09/2022

Mogadishu :28 September 2022

Wasiirka wasaarada cadaalada iyo Arimaha Garsoorka Dowladda Hirshabelle Md Mohamud Wabar Hassan oo hoowla shaqo ujoogo magalada Mogadishu ayaa maanta Shir muhiim ah la qaatay wasaarada Federaalka iyo wasaaradaha dowlad Gobaleedyada Somalia.

waxaan diirada lagu saaray Dardargelinta iyo daadajinta adeegyada Garsoorka si aay bulshada Soomaaliyeed u hesho dowladnimo tiir adeg leh.

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Dowlada Hirshabelle Mudane Mohamud Wabar Hassan ayaa xalay ka Qay...
28/09/2022

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Dowlada Hirshabelle Mudane Mohamud Wabar Hassan ayaa xalay ka Qayb galay kulan isbarasha, casho sharaf u sameeyay Wasiirrada wasaaradda Cadaalada iyo Dastuurka ee Dowlada Somali.
Hassan Moalim Mohamud .

Kulanka ayaa ahaa isbarasho, isxogwareysi waxa ayna kawada hadleen, Sidii loo xoojin lahaa xiriirka,wadashaqeynta Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka XFS iyo Wasaaradda Cadaaladda Dowlad Gobaleedyadda.

Waxaa kaloo Kulanka looga hadlay, howlaha hor-tabinta u leh Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, wasaaradda Cadaaladda Dowlad Gobaleedyada oo ay ugu horreeyaan Dowlad-Wanaagga, dhammeystirka geeddi socodka dastuurka iyo garsoorka.

Wasiirka wasaarada cadaalada iyo Arimaha Garsoorka Dowladda Hirshabelle MD Mohamud Wabar Hassan oo hoowla shaqo ujoogo m...
22/09/2022

Wasiirka wasaarada cadaalada iyo Arimaha Garsoorka Dowladda Hirshabelle MD Mohamud Wabar Hassan oo hoowla shaqo ujoogo magalada Mogadishu ayaa maanta kulan la qaatay Madax kasocotay Hey’adda UNSOM.
Gaar ahaan qaybta ''Joint justice and correction section ''

Wasiirka ayaa kala hadlay hey’adda sidii lagu xoojin lahaay wadashaqeeynta laguna Dardargelin lahaa hanaankii lagu hormarinayo qorshayaalka wasaarada hortabinta u leh islamarkaana loo dhameeystiri lahay howlaha socda hada.

Sidoo kale wasiirka ayaa sheegay in ay muhiim Tahay, in lahelo, Garsoor, iyo Cadaalad Madaxbanan, Islmarkasna Bulshada Hirshabelle Si Siman ugu Adeegta.

Jowhar 1/04/2021Wasiir ka wasaarada Arr Garsoorka Dowlada HirshabelleMudane: Abdi Osman Baar ayaa shaaciyay in aay barit...
01/04/2022

Jowhar 1/04/2021
Wasiir ka wasaarada Arr Garsoorka Dowlada Hirshabelle
Mudane: Abdi Osman Baar ayaa shaaciyay in aay barito aaytahay soon
Wuxuuna dhamaan umada Somaliyeed gaar ahaan umada Dowlada Hirshabelle ugu hambalyeeynayaa dhalashada bisha Ramadan.
Wuxuuna alle ugu baryaa in aay nabad iyo cafimad kusoomaan insha Allah.
Ramadan Mubarak

Wabilahi Towfiiq

24/02/2022

Waziir ka cadaalada iyo Arrimaha Garsoorka Dowlada Hirshabelle
Mudane: Abdikhaadir Osman Abdisalaam kheeyraad ayaa magalada Beledweyne kusoo dhaweeyay waziir Dowlaha Cadaalada Dowlada federal ka Somalia
Mudane: Yuusuf Husein Gama'diid

19/02/2022
15/02/2022
Beledweyne 15/02/2022Waziirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arr. Garsoorka Dowlada Hirshabelle oo uu qeeb ka ahaaa gudoomiya...
15/02/2022

Beledweyne 15/02/2022
Waziirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arr. Garsoorka Dowlada Hirshabelle oo uu qeeb ka ahaaa gudoomiyaha Maxkamada Gobalka Hiiraan iyo kan dagmada Beledweyne iyo Xeer -ilaaliyaha Gobalka ayaa maanta booqasho gaaban kutagay Xarunta xalinta khilaafaadka ee Degmada Beledweyne looyaqaano (ADR)
Ayaga oo u kuur-galaayo xaalada guud ee Xarunta, iyo sida ay shaqada u socoto, wasiirka wuxuu bogaadiyay waxqabadka wanaagsan ee ay Xarunta u heyso Shacabka kana qeyb qaadatay xalinta khilaafaadka Deg. Beledweyne iyo hareeradeeda, wuxuuna balan qaaday in la balaarin doono xarumaha khilaafaadka Dowlada Hirshabelle.

Address

Jowhar
Jowhar
2526

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wasaaradda Cadaaladda iyo Arr.Garsoorka Dowlada Hirshabelle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category