Macrobia

Macrobia Macrobia Republic, reviving the ancient "Long-lived" legacy. Bridging Somaliland's history with a prosperous, modern future.

Celebrating a heritage of strength from Berbera to Hargeisa. Honoring our resilient culture along the Gulf of Aden.

Booska ama ninka ugu sareeya shirkada DpWorld.Emirateku waa waddan aad u halis badan.Soomaalida wuxuu u horseedi doonaa ...
11/15/2025

Booska ama ninka ugu sareeya shirkada DpWorld.
Emirateku waa waddan aad u halis badan.
Soomaalida wuxuu u horseedi doonaa dhibaatooyin aanay ka soo kaban muddo dheer.

Raysal warssaraha Itoobiya Abiy Ahmed waxa uu dhowaan furay warshad lagu farsameeyo (drone assembly) drones-ka  ku taall...
10/25/2025

Raysal warssaraha Itoobiya Abiy Ahmed waxa uu dhowaan furay warshad lagu farsameeyo (drone assembly) drones-ka ku taalla Addis Ababa, taas oo qayb ka ah dadaalka ay dowladda Itoobiya ku doonayso in ay ku dhisto awood milatari iyo farsamo casri ah oo gudaha dalka ah.

Si kastaba ha ahaatee, warshaddan ma soo saarto qaybaha muhiimka ah (components-ka) drone-yada , waxay ku tiirsan tahay alaabo laga keenay dalka Shiinaha, taas oo muujinaysa in inkastoo ay jirto rabintaan gudaha dalka ah, haddana Itoobiya wali si buuxda iskuma filna dhinaca soo saarka drones-ka.

10/25/2025

Ciidanka Maraykanka ayaa bilaabay isticmaalka diyaaradaha aan duuliyaha lahayn si ay ula socdaan dhaqdhaqaaqyada ka socda gudaha Qasa. Tallaabadan, oo ay saraakiil Maraykan ah sheegeen, ayaa lagu sheegay in lagu kormeerayo sida Xmas iyo Israaโ€™11l u fulinayaan heshiiska xabbad-joojinta, sida uu sheegay wargeyska New York Times.

03/17/2023

Best AI tools in 2023

03/17/2023

โ€œIf you really want to do something, you'll find a way. If you don't, you'll find an excuse.โ€ โ€•Jim Rohn

03/17/2023

4 ways to STOP PROCRASTINATING:
1. SET real goals. ๐Ÿค‘
2. CREATE an action plan. ๐Ÿ“’
3. AVOID distractions! Delete games from your phone right now. ๐Ÿšซ๐ŸŽฎ
4. REWARD yourself for every goal you achieve! ๐ŸŽ

12/21/2022


Standup comedy

Address

Edmonton, AB

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macrobia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share