Kaabsan MEDIA

  • Home
  • Kaabsan MEDIA
Call Contact the organization

Kaabsan MEDIA SPORTS NEWS AND
SOCIAL ACTIVITIES

War cusub: qaaradda yurub oo ku gacan saydhay qorshaha fifa kuna hanjabtay inay ka baxayaan guud ahaanba koobka dunida.
30/07/2026

War cusub: qaaradda yurub oo ku gacan saydhay qorshaha fifa kuna hanjabtay inay ka baxayaan guud ahaanba koobka dunida.

War cusub: ayoub wuxuu ku dhaw yahay man city inuu u wareego.
30/07/2026

War cusub: ayoub wuxuu ku dhaw yahay man city inuu u wareego.

Howe wuu ka baxay new castle
30/07/2026

Howe wuu ka baxay new castle

War cusub: maldini iyo leonardo waxa ay ka tegayaan shaqada xulka taliyaaniga 10 cisho ka dib.Sababtuna wa in madax weyn...
27/07/2026

War cusub: maldini iyo leonardo waxa ay ka tegayaan shaqada xulka taliyaaniga 10 cisho ka dib.

Sababtuna wa in madax weynaha xidhiidhka taliyaanigu diiday inuu tababare noqdo andrea pirlo oo lagu eedeeyey inuu xidhiidh la leeyahay shirkado khammaarka ah oo ruush ah.

Yaab: chelsea waxa ay dalbanaysaa henderson.
27/07/2026

Yaab: chelsea waxa ay dalbanaysaa henderson.

War cusub: real madrid ayaa hawl gal gaar ah ku joogta jarmalka si ay u dhammaystiraan heshiiska diamonde.
25/07/2026

War cusub: real madrid ayaa hawl gal gaar ah ku joogta jarmalka si ay u dhammaystiraan heshiiska diamonde.

LA SHAACIYAY: Kooxda Real Madrid ayaa ka heshay in ka badan €100 milyan iibinta ciyaartoy ka soo baxay akadeemiyaddeeda ...
12/07/2026

LA SHAACIYAY: Kooxda Real Madrid ayaa ka heshay in ka badan €100 milyan iibinta ciyaartoy ka soo baxay akadeemiyaddeeda oo xilli ciyaareedkii h**e xitaa aan u ciyaarin kooxda, iyadoo heshiisyadooda badankood ay ku jireen qodobka 50% faa'iidada iibka dambe (sell-on clause). ⚪️🤑

💰 Nico Paz → Como — qiimihiisu waa €60 milyan
💰 Víctor Muñoz → Liverpool — lacagta lagu iibsaday €25 milyan
💰 Mario Gila → AC Milan — €15 milyan
💰 Álvaro Rodríguez → Bournemouth — €12 milyan
💰 Álex Jiménez → Bournemouth — €12 milyan

Real Madrid kaliya Nico Paz ayay weli xuquuq mustaqbal ku leedahay, maadaama heshiiskiisa uu ku jiro qodob dib loogu soo iibsan karo (buy-back clause).

Sideeda isku soo hadhay...
08/07/2026

Sideeda isku soo hadhay...

Goolasha ugu badan iyo kaalmeynta ugu badan.Meeeessiiiii waa duni kale
08/07/2026

Goolasha ugu badan iyo kaalmeynta ugu badan.

Meeeessiiiii waa duni kale

Klop oo aqbalay inuu hogaamiyo jarmalka oo abaarsaday low dabadii.
03/07/2026

Klop oo aqbalay inuu hogaamiyo jarmalka oo abaarsaday low dabadii.

Address

Hargeisa
Hargeisa

Telephone

+252633349894

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaabsan MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Kaabsan MEDIA:

Shortcuts

  • Want your organization to be the top-listed government service?

Share