22/03/2026
Waxa ka curtay roobabkii guga dhamaan Gobalada soomali land sidaa darteed waxamaanta dooxa dararwayne uu qaaday 2 ruux oo Kala ahaa maxamed yuusuf aw aadan iyo sadaam axmed maxamed
Waxa tacsi udiray ehelkii uu kabaxay marxuun maxamed yuusuf halka sadaamna aan wali lahayn nolal iyo geeriba
Gudoomiyaha dagmada laasgeel axmed haybe ali iyo xooghaye muztafe suudi
Halka ay udireen shacabka ku dhaqan dagmada laasgeel inay ka dheeraadaan agagaarka dooxyada oo dhan gaar ahaana Darawaliinta