Golaha Talo Wadaag

Golaha Talo Wadaag Golaha Talo Wadaag

Goleha Talo Wadaag waa urur bulsho oo ay aasaseen dhalinyaro iyo aqoonyahanno Somaliland , kuwaas oo ujeeddadoodu tahay ...
13/11/2025

Goleha Talo Wadaag waa urur bulsho oo ay aasaseen dhalinyaro iyo aqoonyahanno Somaliland , kuwaas oo ujeeddadoodu tahay inay kaalin muuqata ka qaataan horumarinta bulshada iyo kor u qaadista wacyiga dadweynaha.
Ururku wuxuu ku dhisan yahay mabda’a wada-tashiga, aqoonta iyo hal abuurka, isaga oo rumeysan in isbeddelka uu ka bilaabmo wadajir iyo wax wada qabsiga bulshada .

: Golaha Talo Wadaag
: Golaha Talo Wadaag
: [email protected]
: Golaha Talo Wadaag

10/11/2025

Golaha Talo wadaag

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golaha Talo Wadaag posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share