13/09/2026
Ogaysis.
Cisbitaalka dawliga ah ee Nasahablood wuxu bulshada ogaysiinaya in maalinta isniinta ah ee bishu tahay 14/9/26
Laga fulin doono olole caafimaadka indhaha ah oo bilaash ah kaaso loogu talo galay in qaliimo caad ka qaadis ah loogu sameeyo dadka indhaha caadku ka fuuley.
Iyadoo dhakhaatiir indhaha ahi iman doonan kuwaaso wixi daawayn iyo talo bixin ahna aad ka heli karto.