QuickHubb

QuickHubb Crypto analyst || social media creator content

17/12/2025

Welcome to VisionUp your business partner, where you’ll find solutions that truly inspire and delight you.

Ku soo dhawaada VisionUp saxiibka ganacsigaaga oo naga hel wax kaa farxiya .

11/08/2025

Welcome to our page QuickHubb

Waa maxay Blockchain Technology?Blockchain waa tignoolajiyad kaydisa xogta si ammaan ah oo aan la beddeli karin, iyadoo ...
28/07/2025

Waa maxay Blockchain Technology?

Blockchain waa tignoolajiyad kaydisa xogta si ammaan ah oo aan la beddeli karin, iyadoo xogta lagu kaydiyo block-yo isku xiran (silsilad ah). Waxay inta badan loo adeegsadaa lacagaha digital-ka sida Bitcoin, laakiin waxa kale oo loo isticmaalaa meel kasta oo xog ammaan u baahan.

Sidee buu u shaqeeyaa Blockchain-ku?

Marka h**e xog cusub ayaa la abuuraa (tusaale, lacag la diray).

Xogtan waxaa lagu keydiyaa block cusub.

Block-ga cusubna wuxuu xambaarsan yahay xogta, wakhtiga, iyo tixraaca block-gii h**e.

Markuu block-gu buuxsamo, wuxuu ku xirmaa silsiladdii h**e ( taasoo la yidhaa Blockchain).

Xogta mar la qoray lama beddeli karo , taasoo ka dhigaysa amniga iyo kalsoonida mid aad u heer saraysa .

19/07/2025

94 Followers, 72 Following, 1510 Likes - Watch awesome short videos created by Coach Sayid 🪙

Waxkasta ood ku saabsan suuqan cryptocurrency-ga iyo dhamaan digital businesska iyo dhamaan macluumaadka suuqayada finan...
18/07/2025

Waxkasta ood ku saabsan suuqan cryptocurrency-ga iyo dhamaan digital businesska iyo dhamaan macluumaadka suuqayada financial ka ahba waxaanu kuwada wadaagi doonaa whatsapp groupkan hoose hadaba kusoo biir si aad ula socoto dhamaan xog kasta.

Halkan hoose guji si aad ugu mid noqoto dhalinta hesha xogaha muhiimka ah 👇

Follow this link to join my WhatsApp group:

WhatsApp Group Invite

17/07/2025

labada cisho ayaan halkan soo galiyay sawir aan ku lahaa bitcoin all time highgeedii way jabisay waxayna ka filayay oon ...
14/07/2025

labada cisho ayaan halkan soo galiyay sawir aan ku lahaa bitcoin all time highgeedii way jabisay waxayna ka filayay oon idin wadagay inay 120k ilaa 125k weekgan soo taban doonto hada wataa 122k afka sartay. waligaa haka shakin bitcoin 😍😍
Eid Abdi Omar

11/07/2025

yeelo xirfad aad ku shaqo tagi karto barito !!!
Cali CumarEid Abdi OmarQuickHubb

lacagta bitcoin waxay samaysay new high,  meeshii ugu saraysay ey gaadho bilahan ama sanadkan waa dhaqaaq laga sugayay m...
11/07/2025

lacagta bitcoin waxay samaysay new high, meeshii ugu saraysay ey gaadho bilahan ama sanadkan waa dhaqaaq laga sugayay maalmaha .
se adiga ma kula tahay 120k ilaa 125k inay gaadhi karto ?🥰

bilow qarnigan 21th waxaan si wayn isbedelay technologyada taasi waxay dhan kastaba ka saamaysay nolosha aadanaha haday ...
10/07/2025

bilow qarnigan 21th waxaan si wayn isbedelay technologyada taasi waxay dhan kastaba ka saamaysay nolosha aadanaha haday noqoto dhan dhaqaale , dhan cilmi , dhan caqliba. hadaba suaashu waxay tahay manahay dad u diyaarsan isbedelkan kagana faaidaysanaya dhankeeda wanaagsan.

aan ka yara istaago dhanka fursadaha shaqooyin dhalin yarada hada nolosha la jaan qaadaya ama jaamacada ka baxaya ama kaba baxay waa goob aad ka samayn karto shaqo abuur. hadaba talo ahaan waxaan kugu tali lahaa inaad barato fursadahan:
1. suuqa la yidhaa crypto
2. digital marketing
3. video Editing
4. Graphic designing

Address

Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when QuickHubb posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category