Koodbuur Public Library, Hargeisa

Koodbuur Public Library, Hargeisa Koodbuur P.Library, waxa la aasaasay 2011. Wuxuuna u adeegaa bulshada Hargaysa (degmada I/K.buur).

waxa si waxa ku oo ah shalay u dhacay barnaamijka qurux badan
31/07/2026

waxa si waxa ku oo ah shalay u dhacay barnaamijka qurux badan

BARNAAMIJKA AKHRISKA Akhrisku Waa Furaha Horumarka iyo Aqoonta.Ujeeddada Barnaamijka:Kobcinta dhaqanka akhriska bulshada...
24/07/2026

BARNAAMIJKA AKHRISKA

Akhrisku Waa Furaha Horumarka iyo Aqoonta.
Ujeeddada Barnaamijka:
Kobcinta dhaqanka akhriska bulshada.
Dhiirrigelinta carruurta, dhallinyarada iyo dadka waaweyn inay si joogto ah u akhriyaan.
Kor u qaadidda aqoonta, hal-abuurka iyo xirfadaha bulshada.

KU SOO DHOWOW KOODBUR PUBLIC LIBRARY

Maktabada dadweynaha oo Koodbuur Public Library ay marti galisay barnaamij la yidhaahdo Bil iyo Bndhig kaas oo ay soo qa...
19/06/2026

Maktabada dadweynaha oo Koodbuur Public Library ay marti galisay barnaamij la yidhaahdo Bil iyo Bndhig kaas oo ay soo qabanqabiyeen Waadi Salaam Institute.

Rugtan wax akhris ee Koodbuur Public Library waxay markasta u taagantahay dhirigalinta iyo u adeegida dhamaanba bulshada qaybaheda kala duwan ee ku dhaqan dagmada Ibraahim Koodbuur.





Koodbuur Public Library, Hargeisa is honored to receive a valuable donation of books from Mr. Mustafa Hassan Dahir, Dire...
05/06/2026

Koodbuur Public Library, Hargeisa is honored to receive a valuable donation of books from Mr. Mustafa Hassan Dahir, Director of the University of Hargeisa library . The books were officially received by Mr. Khalid Mohamed Jama, Director of Koodbuur Public Library, Hargeisa, Hargeisa.

We sincerely appreciate this generous contribution, which will support learning, promote a culture of reading, and provide valuable resources for students, researchers, and the wider community.

We extend our heartfelt gratitude to Mr. Mustafa Hassan Dahir and the University of Hargeisa for their commitment to advancing education and knowledge sharing. We look forward to continued collaboration in empowering our community through education.





Address

Xero-awr Street—A/dhagah Primary School
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 22:00
Tuesday 08:00 - 22:00
Wednesday 08:00 - 22:00
Thursday 08:00 - 22:00
Friday 16:00 - 22:00
Saturday 08:00 - 22:00
Sunday 08:00 - 22:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Koodbuur Public Library, Hargeisa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category